Nimco Adoontii Alle

Nimco Adoontii Alle "One day, all of my dreams will come true."

illahoow noo iftiimi albaabada naxariistada
25/08/2026

illahoow noo iftiimi albaabada naxariistada

28/06/2026

"U ekaaw dadka suubban, xitaa haddii aadan weli ka mid noqon; la tartan oo ku dhex jir." 🀍

Ku dadaal inaad la jaanqaaddo dadka wanaagsan iyo kuwa cibaadada badan, ku dayo akhlaaqdooda iyo camalkooda wanaagsan, hana ka fogaan la jooggooda.

Ilaahyow Safarkan Aduunka Safar   Qurux badan oo jannda ku dhamada noga Dhig Amiin yaa rabi
12/06/2026

Ilaahyow Safarkan Aduunka Safar Qurux badan oo jannda ku dhamada noga Dhig Amiin yaa rabi

Ilahayow igu irsaaq laba wiil oo mataano ah oo salixiin ah kuwo Muuse iyo haaruun oo kale ah.● kuwo ilahay ka cabsada ● ...
31/05/2026

Ilahayow igu irsaaq laba wiil oo mataano ah oo salixiin ah kuwo Muuse iyo haaruun oo kale ah.
● kuwo ilahay ka cabsada
● Cilmiga fa'idada leh ku dadaala
● Umada anfaca
● walaalo walaalahood u naxariista
● Oo igarab istaaga dunida iyo aakhiradaba

Aamiin Aamiin yaa rabi. 🀲

21/05/2026

Illahayoow qadarkaga waan ogolahay raali baana ku ahay adiguna raali iga noqo qalbigana ii qabooji hana igu dhibin foosha iyo dhalmada ilmahaas aad igu irsaaqday igana ceshatay.😭 waxaan aad u jeclaa in aad nabad qab iigu soo dhalato balse ilahay baa iga kaa jecelaaday hooyo wna sugmayaa. ilahay na qalbiga hay qaboojiyo hana iiga kaa dhigo jafeeco walidiin.🀲😭 isoo duceeya azxptayda qliga waxaa calooshayda ku dhexdhintay ilmihii labaad ilahay in uu ii fududeeyo igu soo duceeya .

alx subax kale iyo fursad cusub dheh alx haddii aad soo nabad kacday
11/04/2026

alx subax kale iyo fursad cusub

dheh alx haddii aad soo nabad kacday

wuu ina jeclaa xitaa isagoon ina arag wuuna inoo ducayn jiray wuuna inoo ooyi jiray markasta nabigu Salalaahu calayhi wa...
08/04/2026

wuu ina jeclaa xitaa isagoon ina arag wuuna inoo ducayn jiray wuuna inoo ooyi jiray markasta nabigu Salalaahu calayhi wasalam

aamiin yaa rabi.🀲❀
04/04/2026

aamiin yaa rabi.🀲❀

Rabiyoow gabadh kasta iyo wiil kasta oo Noloshu Ka Jajaban Tahay U hagaaji oo u quruxi.πŸ€²β€πŸ’―
03/04/2026

Rabiyoow gabadh kasta iyo wiil kasta oo Noloshu Ka Jajaban Tahay U hagaaji oo u quruxi.πŸ€²β€πŸ’―

Illahoow iga sii khayr kasta qayb aniga iyo qof kasta oo muslim ah
01/04/2026

Illahoow iga sii khayr kasta qayb aniga iyo qof kasta oo muslim ah

Address

High Way
Jijiga

Telephone

+251915430715

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nimco Adoontii Alle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Nimco Adoontii Alle:

Shortcuts

Share