Markaska Sheekh Cabdiraxmaan Saylici

Markaska Sheekh Cabdiraxmaan Saylici Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Markaska Sheekh Cabdiraxmaan Saylici, Religious Center, Jigjiga 02, Jijiga.

Qaybtii Labaad ee sawirada qalin-jabinta Dufcadii Labaad Ee Markaska
17/07/2026

Qaybtii Labaad ee sawirada qalin-jabinta Dufcadii Labaad Ee Markaska

MUNAASABADDA QABSOONTAY EE QALIN-JABINTA DUFCADII LABAAD EE MARKASKA SH CABDIRAXMAAN ZAYCALI  Khamiis2/02/1448h16/7/2026...
16/07/2026

MUNAASABADDA QABSOONTAY EE QALIN-JABINTA DUFCADII LABAAD EE MARKASKA SH CABDIRAXMAAN ZAYCALI

Khamiis
2/02/1448h
16/7/2026 GC

Waxaa Mahad&amaan oo dhan leh Eebbaha awoodda badan,deeqda badan ee nagu galladay nicmooyin aan soohdinta &xisaab lahayn
billow&dhamaad alle ayaa ku mahadsan xamdulillaah,galladaha ilaahay ka badan geedahaa baxaye .
• Intaas kaddib waxaan si milgo&maamuus leh ugu mahad-celinaynaa Maamulkii&culimadii juhdiga iyo Dadaalka joogtada ah ee mugga&miisaanka leh ku bixisay wax-baridda dhisitaanka xerta kuwaas oo bixiyay waqtigoodii,aqoontoodii i.w.m,waxaan leenahay waad mahadsantihiin intaad bixiseenna allaha idinka abaal mariyo miisaanka Xassanaaadka Ha idiin saaro

• Waxaan sidoo kale u mahad-celinaynaa xertii wanaagsanayd ee ku tilmaannayd dadaalka hanka&hiigsiga lahayd
Ee barashda cilmiga iyo sugidiisa galiyay waqtigoodii&Maskaxdoodii Una dhabar Addaygay Rafaatka iyo dhibka ay leedahay ardaynimadu

• Waxaan sidoo kale u mahad-celinaynaa martida&mudanta sharafta badan ee jecel diinta Eebbe ee nagu soo sharfay ka soo qayb-galka munaasabaddan qiimaha bada

وبالله التوفيق

19/06/2026

xafladda furidda masaajidka (Hagarlaawe)iyo dawrada xadiisku waa Aroorta Axadda 8:00 am
duruustuna waxay billaabmi isniinta inshaa allaah.

08/06/2026

Muuqaalka buurta taariikhiga ah ee KAARAAMARDHA

1447H
2026M

SAYLICI MEDIA
jigjiga

Bilicda buurta taariikhiga ah ee KAARAAMARDHA,duleedka jigjiga1447h2026mZaylici media
26/05/2026

Bilicda buurta taariikhiga ah ee KAARAAMARDHA,duleedka jigjiga

1447h
2026m

Zaylici media

19/05/2026

SUBAC CUSUB

1447H

2026GC

Jigjiga

FANNIGA MANDIQA

GABDHAHA JAWHRIYADA/SAYLICI

KITAABKA= sullamka

DUUBIDDA= SAYLICI MEDIA

🎉 Bishaaro Wacan oo ku Socota Ardayda Barata Cilmiga ShareecadaWaxaan  ugu bishaaraynaynaa dhammaan ardayda iyo dadka je...
15/05/2026

🎉 Bishaaro Wacan oo ku Socota Ardayda Barata Cilmiga Shareecada

Waxaan ugu bishaaraynaynaa dhammaan ardayda iyo dadka jecel barashada cilmiga Shareecada in Dawrada Al-Ummuhaat as-Sitta (Kutubta Sittada) ee Sheekh Sayid Cumar – Ilaahay ha xifdiyo – ay sannadkan ka qabsoomi doonto magaalada Jigjiga, laga bilaabo bisha Muxarram 1448H, haddii Alle idmo.

Dawradani waxay fursad qaali ah u tahay ardayda cilmiga shareecada barata si ay uga faa’iidaystaan duruus qoto dheer oo ku saabsan kutubta ugu waaweyn ee axaadiista Nabiga ﷺ.

07/05/2026
07/05/2026

SUBAC CUSUB

1447H,2026M

GABDHAHA JAWHARIYADA,MARKAZKA ZAYLICI

Jigjiga

FANNIGA= Balaaqada

KITAABKA= Tixda مائة المعاني والبيان

DUUBIDDA= Zaylici media.

Kitaabkani wuxuu ka mid yahay SILSILAD fanniga balaaqada ah oo gabdhahan loo mariyay sida hoos ku xusanba

١. تحفة الإخوان

٢. تسهيل المجاز إلى علاقات المجاز

٣. الرّسالة السّمرقنديّة

٤. مائة المعاني والبيان

٥. مختصر المعاني شرح تلخيص المفتاح

29/04/2026

DUUBITAAN CUSUB

1447H

2026M

Kaaraamardha

TIXDA: AL-Faraa'idul-Bahiyyah

GOOBTA: Markaska saylici qaybtiisa jawhariyada

DUUBITAANKA: ZAYLICI MEDIA

MAGAALADA: jigjiga

Ku raaxayso luuq dhagaha u roon iyo rug dhaayaha u roon

Address

Jigjiga 02
Jijiga

Telephone

+251980317359

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markaska Sheekh Cabdiraxmaan Saylici posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share