Ahmed Cabdi

Ahmed Cabdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Cabdi, Religious organisation, Cape Town.

11/09/2025

Sidee saxan ayaan Ilaahey ula socdaa?

Jawaab

Si markaas aan si “sax” ah ula socda Ilaahey, waa in marka h**e aan fahamnaa waxa “qaldan.” Jawaabta waa dambi. “Ma jiro qof sameeyo wanaag, oo aan aheyn xitaa hal” (Sabuurada 14:3). Waan ku caasiyownay amarada Ilaahey; waxaan nahay “sida idaha, ulamay” (Ishacyaah 53:6).

Aqbaarta xun ayaa ah in ciqaabta dambiga ay tahay dhimasho. “Ruuxa dambiga galo waa midka dhimanayo” (Yexesqeel 18:4). Aqbaarta wanaagsan ayaa ah in jacelaanshada Ilaahey ay na dabagaleyso ingaa si markaas naloogu keeno badbaado. Ciise wuxuu sheegay Ujeedadiisa in ay aheyd “si loo raadiyo iyo loo badbaadiyo waxa lumay” (Luukos 19:10), iyo wuxuu ku dhawaaqay Ujeedooyinkiisa uu gaaray goortii uu ku dhintay istilaabka ee ay la jiraan erayada, “way dhammaatay!” (Yooxanaa 19:30).

https://www.gotquestions.org/Soomaali/Rabiga-sax-kula.html

21/06/2025

Taas waad ku faraxsan tihiin in kastoo, haddii ay waajib tahay, aad haatan wakhti yar ku murugootaan jirrabaaddo badan oo kala cayncayn ah. Si loo tijaabiyo rumaysadkiinna, oo aad uga sii qaalisan dahabka oo ah wax baabba'a in kastoo dab lagu tijaabiyo. Markaasaa laga helayaa mahad iyo ammaan iyo ciso markii Ciise Masiix la muujiyo. Isaga ma aydin arkin, waadse jeceshihiin, hadda in kastoo aydnaan arkin, waadse rumaysan tihiin, oo waxaad ku faraxdaan farxad aan la sheegi karin oo ammaan leh. Waxaadna helaysaan waxa rumaysadkiinnu ku dhammaado oo ah badbaadada naftiinna.
1 BUTROS 1:6-9

16/10/2024
A Somali Christian convert faced a brutal attack in Kismayo  from his Muslim relatives, leading to severe injuries and s...
29/05/2024

A Somali Christian convert faced a brutal attack in Kismayo from his Muslim relatives, leading to severe injuries and separation from his wife and five children.

A Somali Christian convert faced a brutal attack from his Muslim relatives, leading to severe injuries and separation from his wife and five children.

16/04/2024

Ali Dawah is STILL Proud Of This in 2024... You Won't Believe What He Said At Speaker's Corner! ZekeTHANK YOU FOR WATCHING: LIKE AND SUBSCRIBE FOR MORE VIDEO...

Address

Cape Town

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share