مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah

  • Home
  • مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah

مسجد الصحابة  Masjid Assaxaabah Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah, Mosque, Zobe,Near Egyptian Hospital, .

19/03/2026

OGEYSIIS

SALAADA CIIDA INSHA ALAAH WAXAA MASJIDKA SAXAABA LA TUKAN DOONAA 07:30AM

Ogeysiis ku socota  jameecada Masjidka AssaxaabahCiladii xalay dhacday ee la xariirtay korontada waa la xaliyay, Mukeyfy...
01/03/2026

Ogeysiis ku socota jameecada Masjidka Assaxaabah

Ciladii xalay dhacday ee la xariirtay korontada waa la xaliyay, Mukeyfyada iyo sameecadaha Masjidka weey shaqeenayaan.

Masjidkana Caawa Salaada taraawiixda waa Lagu tukanaa insha alaah sidaas ha ogaadeen Jameecada Masjidka.

Fariinta lasii wadaag jameecada Masjidka

13/02/2026

Khudbo Bisha Ramadaan Waxaa Lagu Qaabilaa in Dadka is Cafiyaan Sheikh Mohamed Moallim Abshir

06/02/2026

Khudbo: Acmaasha Wanaagsan Qiimaha iyo Fadliga eey Leedahay

01/02/2026

Khudbo: 5 Arimood Hadii ummad eey ku Faafto Cuqubada Ka Dhalaneysa.

28/01/2026

AFURI WALAALKAAGA SOOMAN.

Walaayaal Waxaa Maalmo Kooban naga xiga Bishii Barakeysneyd ee Ramadaan Sidii joogtada noo ahayd Waxa uu مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah iclaamiyaa Ramadaan Walba Mashruuca Afuri Walaalkaa Sooman, Waa Sanadkii 10 aad oo arinkaan aan wadno.

Walaalayaal ka Qeyb qaata Afurinta Dadka Sooman

Wixii aad Awoodid ku Dir

EVC 0612922280 Salaam Bank 31414742

E DAHAB 0622922280 Waxaana Ku Qoran Magaca Masjid Saxaaba Akoonka iyo Nambarada.

23/01/2026

Fariin ku Saabsan Tahriibinta Dhalinyarada oo sii korortay iyo Dhibaatooyinka Ka Dhashay. Sheikh Mohamed Moallim Abshir

19/01/2026

Khudbo Midnimada iyo Wadajirka Ummadda "Dr Sh Bashiir Axmed Barre"

09/01/2026

Khudbo Jumco "Yah**da Cadaawada eey Dadka Muslimiinta ah eey u Hayso"

Dr Sh Bashir Axmed Barre

02/01/2026

Dad Soomaaliyeed in Isra1l eey Maciin ka raadiyaan kuna Faanaan Waa Musiibo iyo Qatar aad u weyn

Dr Sh Bashiir Axmed Barre

02/12/2025

Walaal Ka Qeybqaado Dhismaha Machadka Barashada Qur'aanka Kariimka, Luuqada Carabiga iyo Culuumta Shareecada ee Shaykhayn

Wixii aad awoodid ku dir

EVC PLUS 0619720072

Salaam Bank *799*37916055*$ #

E DAHAB 623632200

Amal Bank 440104565337

27/09/2025

Walaal Ka Qeybqaado Dhismaha Machadka Barashada Qur'aanka Kariimka, Luuqada Carabiga iyo Culuumta Shareecada

Wixii aad awoodid ku dir

EVC PLUS 0619720072

Salaam Bank *799*37916055*$ #

E DAHAB 623632200

Amal Bank 440104565337

Address

Zobe,Near Egyptian Hospital

Telephone

617046573

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship?

Share