Dhiiga ciise masiix

  • Home
  • Dhiiga ciise masiix

Dhiiga ciise masiix Somali Christian ministries

08/03/2026

Qalbiga ka rumeeyso oo Arkansas ka qiro Ciise Masiix. Hunaal waad badbaadi.

19/07/2024

15 Hadalkanu waa run, waana mid istaahila in la wada aqbalo, in Ciise Masiix dunida u yimid inuu badbaadiyo dembilayaasha anoo ah kan ugu daran.
16 Laakiin sababtaas daraaddeed waa la ii naxariistay in, anigoo ah kan ugu daran, Ciise Masiix iga muujiyo dulqaadashadiisa oo dhan, inaan masaal u noqdo kuwa hadda dabadeed isaga rumaysan doona inay nolol weligeed ah helaan.
17 Boqorka daa'imiska ah, oo aan dhiman karin, oo aan la arki karin, oo ah Ilaaha keligiis ah, maamuus iyo ammaanu ha u ahaadeen weligiis iyo weligiis. Aamiin.

1 Timoteyos 1

04/05/2022

Towbad keena oo masiixa rumeysta si'aad uga badbaadaan cadaabta.

14 Haddaba innagoo leh wadaad sare oo weyn, kan samooyinka sii dhex maray, kaas oo ah Ciisoo Wiilka Ilaah ah, aynu qiras...
16/06/2021

14 Haddaba innagoo leh wadaad sare oo weyn, kan samooyinka sii dhex maray, kaas oo ah Ciisoo Wiilka Ilaah ah, aynu qirashadeenna xajinno.
15 Waayo, ma aynu lihin wadaad sare oo aan itaaldarradeenna ka nixi karin, laakiin waxaynu leennahay mid si walba loo jirrabay sideenna oo kale, oo aan weliba dembi lahayn.
16 Haddaba aynu carshiga nimcada dhiirranaan ugu soo dhowaanno si aynu naxariis u qaadanno oo aynu u helno nimco ina caawisa wakhtiga baahida.

Cibraaniyada 4:14-16

21/01/2021

Ciise masiixoow amaan adiga hakuu ahaato.

14/01/2021
17/05/2020

Waxa fiican inaad qirtaan Masiixa 1000 jeer hadda oo ay dadku idin quudhsadaan, intii masiixu ku inkiri lahaa maalinta qiyaamaha.

Address

New South Wales

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhiiga ciise masiix posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship?

Share