Gurmad Development Foundation

Gurmad Development Foundation Gurmad Development Foundation waa Hay'ad samofal oo hadafkeedu yahay ka shaqeynta & horumarinta asaasiga ah: diinta, dadka, deegaanka iyo duunyada intaba.

Page-kani waa goob horumarineed sidaas darteedna waxaa ka reebban wax kasta oo xumaan ah ama xataa xumaan laga urinayo ama horseedi kara. hal ku dhiguna waa " haddii aadan wax tari karin wax ha u dhimin" haddii aad su'aal qabtana si toos ah ugala xidhiidh maamulka Hy'adda adoo mahadsan ayaga ayaa jawaab waafi ah kaa siinaya iyo faah faahinba. haddii aad xataa weli ku qanci weydo su'aal aad qabtey

jawaabta ay ka bixiyaan dhanka wanaagsan ku xambaar oo khayrka ka raac haddii ay kugu fillaan weydana ugu yaraan naftaada uun xakamee oo xumaan ha gaysan. waxaan soo dhaweyneynaa cid kasta oo caqli ama fikir, xoog, xeelad, ama xoolo kusoo kordhinaysa Hay'adda waadna mahadsantihiin.

Address

Seattle, WA
98188

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad Development Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Gurmad Development Foundation:

Shortcuts

Share