04/16/2026
Ogeysiis Muhiim ah Waxaa lagu wargelinayaa walaalaha muslimiinta ah ee kunool Magaalada Saint Cloud, Minnesota iyo nawaaxigeeda in Habeenka sabtida ay sii baxeyso Axada ay soogeleyso Bacdal maqrib Taarikhda ay kubeegantahay April 18 2026 lasoo bandhigi doona labo kitaab oo nafci badan oo uu Qoray Shariif Daud Shariif Abdirahman Illahay ha xafido Kasoo Qeyb Gal Wacan.