Rochester, MN Muslim Forum

Rochester, MN Muslim Forum Masjed AbuBakr Al-Seddig was purchased & established in Rochester, MN. in 1998. It is generally ope

Please come join if you have time, thank you.
03/09/2025

Please come join if you have time, thank you.

Waqtigii uu Rasuulka (SACW) tilmaamey iyo wadciga jira waa waa horey is waafaqeen.  Taa waxaa tusaale u ah, runta oo la ...
10/17/2024

Waqtigii uu Rasuulka (SACW) tilmaamey iyo wadciga jira waa waa horey is waafaqeen. Taa waxaa tusaale u ah, runta oo la dhibsado iyo beenta oo lasoo dhoweysto. Waxaa caado noqotey in lagu dhawaaqo oraahyo sida:

Run sheeg waa ceeb sheeg.
Run sheeg waa belo sheeg.
Run sheeg waa dhib sheeg.

Intana (ceeb, belo, dhib) waa waxyaabo laga cararo. Run sheegii ayaa wuxuu la mid noqdey waxaan loo riyaaqin sheeg.

Ururada samafalka ama jaaliyada, weliba kuwa xaga dowlada ka diiwaangashan aanna la canshuurin, looguma tala gelin in ha...
10/10/2024

Ururada samafalka ama jaaliyada, weliba kuwa xaga dowlada ka diiwaangashan aanna la canshuurin, looguma tala gelin in hal qof kaligiis uu ka taliyo, isaga ay wax waliba ka bilaabmaan kuna dhamaadaan. Ma haboona inuu gudoomiyaha ama Executive Director-ka uu noqdo one-man show, oo isagu wax walbo isku ah (xoghaye, xisaabiye, iwm.). Waa in laga sareeyaa lalana xisaabtamaa oo uu jiraa guddi muuqda oo maamulka kor ka haaya, lagana hooseeyaa, si loo fuliyo mashaariicda iyo howlaha ururka. Waxyaabaha curyaaminaayo ururadeena, keenaayo in lagu eedeeyo isku dhex yaac, fududeynaayo in damac uu qaado dadka hormuudka ama howl wadeenada ka ah waa nidaamka dowlada ay dejisey oo si dhameystiran oo daacadnimo leh aan loogu hogaansameynin.

Is bar-bardhig lagu sameeyey astaamaha ay leeyihiin hogaamiyeyaasha fiican iyo kuwa xun. Fadlan, si eex iyo hagar la’aan...
10/04/2024

Is bar-bardhig lagu sameeyey astaamaha ay leeyihiin hogaamiyeyaasha fiican iyo kuwa xun. Fadlan, si eex iyo hagar la’aan ay ku jirto u qiimeey dadka ku horboodaya. Maadaama xilli aakhir saman la joogo, waxaa inta badan kuu soo daahiraya iney yihiin daneysteyaal, aan dan ka laheyn duruufaha ay la daalaa dhacayaan dadweynaha, daryeel iyo damqasho warkooda daayey, dadkana kala qeybiya sidey danahooda gaarka ah u gaaraan, lana dagaalama qofkii isku daya inuu intaas dareensiyo.

Guuxa Magaalada Rochester:  Kooxdee ama Community-gee raacsantahay?  Asxaabul Khamiis mise Asxaabul Jumcah? Asxaabul Kha...
10/03/2024

Guuxa Magaalada Rochester: Kooxdee ama Community-gee raacsantahay? Asxaabul Khamiis mise Asxaabul Jumcah? Asxaabul Khamiis wey diideen iney raacaan Asxaabul Jumcah, Asxaabul Jumcane waa iska diideen iney iyaguna raacaan Asxaabul Khamiis. Waxaa leys weeydinooyaa, iyagu waa is wada raaci waayeenee, adigu yaad raacdaa?

The Prophet (PBUH) said, "He who does not thank people does not thank Allah."  لاَ يَشْكُرُ اللَّهَ مَنْ لاَ يَشْكُرُ ال...
10/02/2024

The Prophet (PBUH) said, "He who does not thank people does not thank Allah."
لاَ يَشْكُرُ اللَّهَ مَنْ لاَ يَشْكُرُ النَّاسَ.‏

At the end of last year, I pointed out the exterior condition of Masjed Abubakr Al-Seddiq Rochester, MN, which urgently needed attention. At the very least, the public outcry such postings generated played a significant role in expediting and energizing the subsequent renovation work, if not actually causing the project's initiation. In any case, I am happy to share that the exterior work on the building was completed this past summer and the building looks newer now. It is also more structurally safe and sound. In addition, many areas in the interior are updated, including installation of new doors and carpet flooring in the musalla areas. The people behind this great work should not go unpraised. I would like to thank everyone who contributed to this project, even if they contributed a simple statement of truth. I would like to especially thank those who spearheaded the project, including Imam Asad Zaman and the board of MAAS. Please note that, at the end of the day, what matters to the congregation is not the individual identities and places of residence of board members. What matters is the soundness of the facility and the services they find therein. Many in the community I interacted with are actually starting to believe that there maybe some wisdom behind the board's anonymity and distance. We ask Allah to reward you for all your efforts. جزاكم الله خيراً

It will be a very interesting khutbah, in shaa Allah.وَإِلَىٰ مَدْيَنَ أَخَاهُمْ شُعَيْبًۭا ۗ قَالَ يَـٰقَوْمِ ٱعْبُدُوا...
09/24/2024

It will be a very interesting khutbah, in shaa Allah.

وَإِلَىٰ مَدْيَنَ أَخَاهُمْ شُعَيْبًۭا ۗ قَالَ يَـٰقَوْمِ ٱعْبُدُوا۟ ٱللَّهَ مَا لَكُم مِّنْ إِلَـٰهٍ غَيْرُهُۥ ۖ قَدْ جَآءَتْكُم بَيِّنَةٌۭ مِّن رَّبِّكُمْ ۖ فَأَوْفُوا۟ ٱلْكَيْلَ وَٱلْمِيزَانَ وَلَا تَبْخَسُوا۟ ٱلنَّاسَ أَشْيَآءَهُمْ وَلَا تُفْسِدُوا۟ فِى ٱلْأَرْضِ بَعْدَ إِصْلَـٰحِهَا ۚ ذَٰلِكُمْ خَيْرٌۭ لَّكُمْ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ

And to [the people of] Madyan [We sent] their brother Shu’ayb. He said, “O my people, worship Allah; you have no deity other than Him. There has come to you clear evidence from your Lord. So fulfill the measure and weight and do not deprive people of their due and cause not corruption upon the earth after its reformation. That is better for you, if you should be believers.

Marxaladaha qaar markii la maraayo, waxaa loo baahan yahay cid alaale cidii wax ka qaban karta in loo yeero, hel meelna ...
08/27/2024

Marxaladaha qaar markii la maraayo, waxaa loo baahan yahay cid alaale cidii wax ka qaban karta in loo yeero, hel meelna loo soo wada jeesto. Iyadoo khatar badan ay jirto ayaan arkaa hadana dad kala sii jeedo, oo iyagoon is hureynin hadana is haleynaayo, baalashana iska rifaayo. Magaaladaan Rochester hadaan ka hadlo, waxaa kusii badanaayo dadka derbi jiifka ah oo ilaa iyo hada in yar oo ka mid ah ay Soomaali yihiin. Waxaa sii badanaayo halista maandooriyeyaasha la isticmaalo. Waxaa sii faafayo dhaqamada aan wanaagsaneyn oo la caadiyeysanaayo oo xitaa iskuulada lagu baranaayo. Iyadoo intaas iyo in ka badan oo khatar ah ay jiraan ayaad arkeysaa dadkii oo baraarugsaneyn. Masaajida qaar ayaa halkii ay bulshada ka wacyi-gelin lahaayeen arrimahan ku howlan iney caburiyaan culumo iyo daaciyiin kale oo doorkooda buuxin lahaa. Ururadii samafalka oo loo aasaasey iney baahida bulshada daboolaanna masraxa wey ka maqan yihiin. Hadaan goor ay goor tahay wax laga qaban arrimahan, natiijada ka dhalata mustaqbalka dhow ayaa la arki doonaa, lagana shaleyn doonaa.

I would like to highly recommend this service to all my friends.  The brother that provides this service is knowledgeabl...
08/17/2024

I would like to highly recommend this service to all my friends. The brother that provides this service is knowledgeable, professional, trustworthy and strives to provide effective care. His price is hard to beat, $45 for cupping/Hijamah done by a trained medical professional. It is at least $100 elsewhere. Please call or text him at 507-398-2904.

Remember that cupping has many benefits, and it is part of the sunnah.

Jabir (RA) narrated that the Prophet (ﷺ) said, "If there is any healing in your medicines then it is a cupping operation, or branding (cauterization), but I do not like to be (cauterized) branded."
حَدَّثَنَا أَبُو الْوَلِيدِ، هِشَامُ بْنُ عَبْدِ الْمَلِكِ حَدَّثَنَا عَبْدُ الرَّحْمَنِ بْنُ سُلَيْمَانَ بْنِ الْغَسِيلِ، حَدَّثَنَا عَاصِمُ بْنُ عُمَرَ بْنِ قَتَادَةَ، قَالَ سَمِعْتُ جَابِرًا، عَنِ النَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم قَالَ ‏ "‏ إِنْ كَانَ فِي شَىْءٍ مِنْ أَدْوِيَتِكُمْ شِفَاءٌ فَفِي شَرْطَةِ مِحْجَمٍ أَوْ لَذْعَةٍ بِنَارٍ، وَمَا أُحِبُّ أَنْ أَكْتَوِيَ ‏"‏‏.‏

Back to da’wah work: I was entrusted with the role of Imam at Salaama Mosque  مسجد سلامه for the rest of the summer.  On...
06/28/2024

Back to da’wah work: I was entrusted with the role of Imam at Salaama Mosque مسجد سلامه for the rest of the summer. On Fridays, starting next week, right after each Friday prayer, we will have meet, greet, and eat together sessions. Pizza and beverages will be served, in shaa Allah. There is an area for sisters. Please join us.

P.S. This is a voluntary role, and I will continue work in my normal profession to earn a living during this time.

Address

17 N Broadway
Rochester, MN
55906

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rochester, MN Muslim Forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share