Sheekh Cabdulahi Cosoble الشيخ عبد الله عصبلي

Sheekh Cabdulahi Cosoble الشيخ عبد الله عصبلي Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sheekh Cabdulahi Cosoble الشيخ عبد الله عصبلي, Religious Center, North Dartmouth, MA.

Hadalka maanta aan kamaqlay Reysal wasaraha xamse bare hadal uu San kafiirsan ayee aheyd hadalkasi uu kasheegay goob xaf...
07/21/2026

Hadalka maanta aan kamaqlay Reysal wasaraha xamse bare hadal uu San kafiirsan ayee aheyd hadalkasi uu kasheegay goob xaflad lagu dhigaye uu kaqeygalay oo u shegay Quranka Qofka dhigaayo oo aan shahaado wadan madhigi doono somalida badan kood Dugsiyada Kalaamka ilaahey lagu barto ma,aheyn kuwa shahaado lagu qaato iyo macalinka dhiga inta badan Hadalkaasi Waxan leeyahay reysal wasaaha Haku laabto inta uu ku dhaqmin waxaan leeyahay macaliminta culimada guud ahaan hadalkasi cidii lagu qabsado Haku adkeysto habkii culimadii horo culimadena sharafta badan ey wax nagu soo bareyn ilahey ha,unaxiisto inta noolba qaasatan shaqsiyan wax aan ogalaneyn majirto hadalka reysal wasaraha
Dhamaan Towfiqda alaha nawaafajiyo walalyal

06/07/2026
06/03/2026

yarada baryacan danbe Welashenii Iyo Gabdhahahenii 🇸🇴 || ? SH XASAN KAHIYE

06/03/2026

SALALAHU CALEYHI WASALAM ﷺ ﷺ SCW

05/28/2026

Halkaan markad aragto runtii waxad daremi
doontaa laba arimood oo aad loo majersado runtii xaqiiqda markii si fiican loo fiiriyo ujeedada koobaad (1) Shaqsi rabi uu u qadaray maqabrada ama Qabriga suubanahena scw oo alle u dooray in uu dul joogsado walibana maxabo iyo Kal gaceyl la,ooyo Maxaa ka wanag badan oo kaqiima badan saxaabada nabiga Qiimaha iyo qadarka ey kugareyn ayee kamitahay midaa waad la socotan markii rasulku wafaday baa maalin maalmaha kamida baa yimid bilaalna waxuu kamid ahaa mu,Dinka nabiga scw markoo soo boqday qabriga nabiga waxa uu sameyay ma iska istagnanee wuu ku dul raftay bilaal Qabriga nabiga scw walba asig oona murugeysan maxabeysan jeceyl uu nabiga jacel yahay darteed intoo nolayna sheyga ugu horeyay ey ka bilabaan jaceylka nabiga ayuu ahaa bal nabiga waa liisku dagalaye lakulanka nabiga wxaa laga yaabaye in uu dhib kusoo gaaro sida aad ku halee leyso nabiga waayo Saxmad adag ayaa jirta inta badan heer ey saxabada biyaha faniinkii nabiga kada,ay ee weesada iney utartaman qof walbo si uu uhalelo dhibicdii korka rasuulka scw soo qooysay si uu u haleelo masha alah qimaha iyo qadarka uu ujogay saxaabada jaceylka nabiga sidaa boo ahaa hadana waxaa la,arkaa dad sheegida nabiga ey dhibeyso magaciisa dadka nucasa iyo dadkii sidaa u jeclaa shafeecada yaa helaya Qiyaamaha waxaa helaya midka qiimha maxabada ey kuweyntahay ilaahey maxabo iyo iqlaas alaha nasiiyo walaa layaal Qalbigena alha wafajiyo kheyrka aad ayaad umahsantihiin mahadsanidiin
Sheekh Cabdulahi Cosoble الشيخ عبد الله عصبلي

INAA LILAAHI WA INAA ILEHE RAAJICUUN ALAHA UNAXARIISTO CAALIMKII WEYNAA SHEIKH CALI YUUF CALI WAXA UU DOOR MUUQDA RUNTII...
05/28/2026

INAA LILAAHI WA INAA ILEHE RAAJICUUN ALAHA UNAXARIISTO CAALIMKII WEYNAA SHEIKH CALI YUUF CALI WAXA UU DOOR MUUQDA RUNTII KASOO QAATAY FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA أنا لله وأنا اليه راجعون ehelkii iyo qaraabadii uu katagayna sabar iyo iiman alaha kasiiyo qusuus ahlusuna waljameca iyo xertiisii Alaha unaxariisto sheikha

Sheekh Cabdulahi Cosoble الشيخ عبد الله عصبلي

05/20/2026

🕋 𝘿𝙖𝙧𝙙𝙖𝙖𝙧𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙭𝙪𝙟𝙚𝙮𝙙𝙖 uu kala dardaarmay sanadkan uqadaray
Dr Sh Abuukar Xasan Maalin

𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎 𝙈𝙐𝙃𝙄𝙄𝙈 𝘼𝙃 Waxan Dib ogeysineynaa  𝙬𝙖𝙡𝙖𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙟𝙚𝙘𝙚𝙡 𝙗𝙖𝙧𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖 𝙘𝙞𝙡𝙢𝙞𝙜𝙖 𝙣𝙖𝙭𝙬𝙖𝙝𝙖 Dadka daneynaayo Course ka  Waxaan D...
05/06/2026

𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎 𝙈𝙐𝙃𝙄𝙄𝙈 𝘼𝙃 Waxan Dib ogeysineynaa 𝙬𝙖𝙡𝙖𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙟𝙚𝙘𝙚𝙡 𝙗𝙖𝙧𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖 𝙘𝙞𝙡𝙢𝙞𝙜𝙖 𝙣𝙖𝙭𝙬𝙖𝙝𝙖 Dadka daneynaayo Course ka Waxaan Dib u Qaban doonaa Course online ah ee naxwaha ah cidii ubaahan kalkan Nagala soo xariiri قال رسول الله صلى الله عليه وسلم الدال على الخير كفاعله 𝙒𝙖𝙡𝙖𝙡𝙮𝙖𝙡 𝙎𝙝𝙚𝙧𝙚 𝙙𝙝𝙚𝙝 𝙨𝙞 𝙬𝙖𝙡𝙖𝙡𝙚 𝙠𝙖𝙡𝙚 𝙪𝙜𝙖𝙖𝙧𝙩𝙤 Sheekh Cabdulahi Cosoble

Address

North Dartmouth, MA

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Friday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheekh Cabdulahi Cosoble الشيخ عبد الله عصبلي posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share