Masjid Al-Jaamic Xingalool - المسجد الجامع حنجلول

Masjid Al-Jaamic Xingalool - المسجد الجامع حنجلول Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Masjid Al-Jaamic Xingalool - المسجد الجامع حنجلول, Mosque, Xingalool.

KOONTOOYINKA LACAGTA LAGU DIRAYO:
☆Tel Golis- 0907914361
☆ SAHAL - A/C NO: 412300
☆Tel Edahab- 0667914361
☆ DAHABSHIIL - A/C NO: BSSD009541
☆ AMAL BANK - A/C NO: 223104959669
☆ SALAAM BANK - A/C NO: 81192344

08/05/2026
08/05/2026

Pakistan ayaa cadaysay hadii la weeraro xarameynka iney marnaba ka laba labeyn doonin iney isticmaasho hubkeeda wax gumaada ee nukliyeerka.

Waxay sheegeen in Ciidamadooda ay masuuliyad diini ah ka saaran tahay difaaca iyo Ilaalinta dhulka barakeysan ee Xarameynta ee Makka iyo Madiina, waxayna Islamabad cadaysay hadii Xarameynku uu khatar galo in ciidanka Pakistan ay ku difaaci doonaan dhammaan awoodooda oo dhan, waxayna sheegeen iney aaminsan yihiin in Ilaahay iyaga u doortey difaaca Xarameynka.

08/05/2026

waxan tacsi u diraynaa dhamaan dadkii ku dhintay dagaalkii ka dhacay dooxada laashimo(25) ilaahay haw naxariisto dhamaantood samirna haka siiyo eheladii ay ka bexeen inta dhaawaca ahna haw booga dhayo.

18/04/2026

TACSI: إنا لله وإنا اليه راجعون. Waxaan ka tacsiyaynaynaa shiikh c/naasir xuseen cismaan oo ku geeriyoodey jigjiga sida idiin muuqatana lagu aasay maanta, ilaahay shiikha naxariis janno ha siiyo denbigiisana ha dhaafo dhamaan ehelkana samir iyo iimaan haka siiyo. shiikhu wuxuu ahaa daaci weyn oo muddo camalka dacwada kusoo jirey wuxuu xataa ka akhrin jirey kutubta dhawr iyo sideetankii magaalada laasqoray wuxuu ahaa nin kusii takhasusay cilmiga tafsiirka iyo luqada carabiga wuxuu shiikhu soo saaray dad badan oo uu cilmiga baray ilaahay haw aqbalo janatul firdowsana ha geeyo aamiin aamiin

ilaahay haw naxariisto malik faysal waakaa raggii h**e maantana maxaa jooga
22/03/2026

ilaahay haw naxariisto malik faysal waakaa raggii h**e maantana maxaa jooga

20/03/2026

Masjika jamaca Xingalool salaada iddul fidriga iyo ducada.

17/03/2026

UGU YARAAN 1$ KU WAQFO MARAAFIIQDA MASJIDUL JAAMACA XINGALOOL -

*KOONTOOYINKA LACAGTA LAGU DIRAYO:

GOLIS/TAAJ = +252907914361

HABKA LOOGAGA DIRAYO GUDAHA DALKA

☆Golis- *883*0907914361*.$. #
☆ Telesom- *880*0907914361*.$. #
☆ Hormuud- *712*0611227744*.$. #
☆ Somtel - *110*0667914361*.$. #

AKOONADA KALE

☆ GOLIS ACOUNT = 412300
☆SOMTEL E-dahab - 0667914361
☆ DAHABSHIIL - A/C NO: *BSSD009541*
☆ AMAL BANK - A/C NO: *223104959669*
☆ SALAAM BANK - A/C NO: *81192344*

HADDII AADAN WAX KALE AWOODIN SII FAAFI (SHARE) WALAAL

14/03/2026


Taxanaha safarka qalbiga
Mawduuca: ilaalinta carab iyo sameynta u ku leeyahay bulshada
Ustaad: muuse bile mahmed
Xafiiska mu,assada Al minhaaj degmada xingalool

12/03/2026


Taxanaha safarka qalbiga
Mawduuca: “Nadiifinta Qalbiga iyo Ka Badbaadinta Cudurrada Ruuxiga ah.”
Ustaad: shiikh mahmed cawil jamac
Xafiiska mu,assada Al minhaaj degmada xingalool

Address

Xingalool

Opening Hours

Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252906664811

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Al-Jaamic Xingalool - المسجد الجامع حنجلول posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Masjid Al-Jaamic Xingalool - المسجد الجامع حنجلول:

Share

Category