Masjidka Cusman Binu Cafaan

Masjidka Cusman Binu Cafaan Osman Binu Afan Mosque in Wanleweyn

15/04/2026

Walaalaha kheyr jecel, Masjidka Osman Binu Afaan weli waxaa ka harsan qaybo muhiim ah oo u baahan in la dhameystiro. Waxaan idinka codsaneynaa inaad ka qayb qaadataan dhismaha masjidka, si loogu dhammeystiro sida ugu dhaqsaha badan.

23/01/2026

Masjidka Cusman Binu cafaan oo heer gaba gaba maraaya.
Walaal ka qeeb qaado dhameestirka Masjidkan

01/01/2026

Masjidka Cusman Binu cafaan oo heer gaba gaba maraaya.
Walaal ka qeeb qaado dhameestirka Masjidkan

05/02/2025

Walaal ka qeeb qaado dhismha masjidka Cusmaan binu cafaan oo wali qabyo ah. Waxaa kulan isuga yimid qaar ka mid ah culumada Dagmada wanleweyn Waxeyna bulshada Soomaaliyeed ka codsadeen ineey qeeb ka noqdaan dhismaha masjidkaan

09/01/2025

Waxa wali qabyo ah dhismaha masjidka 𝐂𝐮𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐢𝐧𝐮 𝐂𝐚𝐟𝐚𝐚𝐧 oo ku yaalo dagmada Wanleweyn walaal ka qeyb qaado dhismaha masjidkan

08/01/2025

Walaala waxa awoodo kaga qeeb qaado xoog iyo hanti waxa awoodo

31/12/2024

Ka qeeb qaado Dhismaha masjidka Cusman Binu Cafaan oo ku yaalo dagmada Wanleweyn

25/10/2024

Wanlaweyn | Masjikda Cusmaan binu cafaan

Ka qeeb qaado walal dhismaha masjidkan oo qabyo ah!

16/10/2024

Walaal ka qeeb qaado dhismaha Masjidka Cusmaan Binu Cafaan oo laga dhisaayo dagmada wanleweyn

05/10/2024

Walaal ka qeeb qaado dhismaha Masjidka Cusmaan Binu Cafaan oo laga dhisaayo dagmada wanleweyn

Address

Waabari
Wanlaweyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidka Cusman Binu Cafaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category