Sunni-Islam

Sunni-Islam To transform and share the Islamic religious knowledge.

21/02/2024

Ha canaadin caruurta !! 🥰❤️ || Sunni-Islam

Kuwa wax bixiya waqtiga ladnaanta iyo dhibkaba, ee damiya caradooda ee iska cafiya dadka, Eebana waa jecelyahay samafala...
22/09/2018

Kuwa wax bixiya waqtiga ladnaanta iyo dhibkaba, ee damiya caradooda ee iska cafiya dadka, Eebana waa jecelyahay samafalayaasha. [Aali-Cimraan:134]

بسم الله الرحمن الرحيمAllah ayaa mahad iskaleh, Nabi Muxamadna NNKHH. Rasuulku wuxu yiri: "Iga gaarsiiya hal aayadba ha ...
29/05/2018

بسم الله الرحمن الرحيم
Allah ayaa mahad iskaleh, Nabi Muxamadna NNKHH.

Rasuulku wuxu yiri: "Iga gaarsiiya hal aayadba ha ahaatee(wax un)"

Allah SWT wuxu yiri:
قُلْ إِنِّي أَخَافُ إِنْ عَصَيْتُ رَبِّي عَذَابَ يَوْمٍ عَظِيمٍ (الأنعام:١٥)
Oo macnahedu yahay:
"Waxaad dhahdaa (Nabi Muxamadow) anigu waxan ka cabsan haddaan caasiyo Eebahay cadaab maalin wayn (Maalinka Qiyaamaha).

Hadaba Rasuulki Alle scw ayaa cabsanayo oo Janno loo ballan qaadaye maxaan la cabsan la'nahay innaga oo an u caasinaynaa Allah SWT?!

Cabsida Alle waxa ku jiro badbaadadenna.

Jimce wanaagsan, Ku saliya Xabiibka scw.
23/02/2018

Jimce wanaagsan,
Ku saliya Xabiibka scw.

ليس قدس لليهودQudus malaha Yuhuud, Qudus is not for Jewish, قل الله أكبرSay Allahu Akbar.
14/12/2017

ليس قدس لليهود
Qudus malaha Yuhuud,
Qudus is not for Jewish,

قل الله أكبر
Say Allahu Akbar.

صدق الله العظيم Walaal bal ku tadabur aayaadan oo ku fakar macnaha aad u wayn ee laga fahmayo . Kadibna wax inooga taabo...
07/03/2016

صدق الله العظيم

Walaal bal ku tadabur aayaadan oo ku fakar macnaha aad u wayn ee laga fahmayo . Kadibna wax inooga taabo oo inoo soo qor in'shaa'Allah.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sunni-Islam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Sunni-Islam:

Share