Somali Voices Media

Somali Voices Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Voices Media, Religious Center, nasiibuundo, Mogadishu.

29/05/2026

DEG DEG : Waa muuqaalka goordhow & Aggaasime Mahad iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo salaadda Jimcaha keddib Kulan xoogan ku leh Madaxtooyada.

isha kuhaay halkaan

27/05/2026

''Lacag baad aruursanasaa, ciidan ma jiro, ma dagaalami karaan waxaasi wax...''

Raysalwasaare Xamsa Cabdi Barre

27/05/2026

Warbaahinta Falastiiniyiinta ayaa baahisay muuqaallo muujinaya dagaalyahanno ka tirsan Al-Quds Brigades oo ka qeyb galaya salaadda Ciidda ee lagu tukaday fagaaraha Al-Saraya ee bartamaha magaalada Gaza.

Muuqaallada ayaa si weyn loogu faafiyay baraha bulshada, iyadoo lagu arkayay boqolaal qof oo isugu soo baxay munaasabadda Ciidda inkastoo xaaladda dagaal iyo burbur ay weli ka jirto Gaza.

Al-Quds Brigades ayaa ah garabka militari ee ururka Islamic Jihad ee Falastiin, kuwaas oo door weyn ku leh dagaallada ka socda Marinka Gaza.

27/05/2026

"Cirro waa inaan u caqli celinaa. Ma soconeeyso waxey wadaan walaalaha Waqooyi. Carada ilaaheey ayaa nagu dhaceeysa". Madaxweyne Xasan Sheekh | Full...semore

27/05/2026

โ€œYaanan la idin cabsi gelininโ€ Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay mucaaradoa Muqdisho

27/05/2026

Abdirisaq oo ah musharax u taagan tartanka barasaabka gobolka ayaa sheegay inuu dil kabadbaaday๐Ÿ‘‡

26/05/2026

DEG DEG:-Shariif Xasan oo marki ugu h**eysay ka hadalay doorshadii ka dhacay KGS.

26/05/2026

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waxaan idiinku hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime weyn oo diini ah, kuna dhisan isjacayl, isu tanaasul, walaaltinimo iyo garab istaagga dadka nugul. Waxaan Alle ka baryayaa in uu innaga aqbalo acmaasha wanaagsan, sanadkan sanadkiisana nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

Waxaan halkaan uga mahadcelinayaa Ciidamada Qalabka Sida, geesiyaasha difaaca dalka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee garab istaagay dowladnimada iyo xasilloonida dalka. Nafhurkooda iyo dadaalkooda ayaa horseeday guulaha muuqda ee maanta dalku ku tallaabsanayo.

Sidoo kale, waxaan si gaar ah hambalyo iyo bogaadin ugu dirayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku guda jira gudashada waajibaadka Xajka. Waxaan Alle uga baryayaa in uu ka aqbalo acmaashooda wanaagsan, dalkeenna iyo dadkeenana ku manneysto nabad iyo kheyr.

๐Œ๐€๐—๐€๐€๐ƒ ๐Š๐€ ๐“๐€๐๐€๐€๐๐๐€๐€ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐‚๐€๐‘๐€๐…๐Ž?1. Haddii Laylatul Qadriga la qariyey oo ay tahay habeenada ugu fadliga badan, maali...
26/05/2026

๐Œ๐€๐—๐€๐€๐ƒ ๐Š๐€ ๐“๐€๐๐€๐€๐๐๐€๐€ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐‚๐€๐‘๐€๐…๐Ž?

1. Haddii Laylatul Qadriga la qariyey oo ay tahay habeenada ugu fadliga badan, maalinta Carafo waa la shaaciyey, waana Maanta.
2. Haddii habeenka Laylatul Qadriga ay soo dagaan malaaโ€™igta, maalinta Carafo Ilaahay ayaa soo dega soo degid Ilaah u qalanta oo aan la mid ahayn tan makhluuqa.
3. Soonka maalinta Carafo waxaa lagu dhaafaa dambiyada laba sano: sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.
ใ€Š ุตูŠุงู… ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ ุฃุญุชุณุจ ุนู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠูƒูุฑ ุงู„ุณู†ุฉ ุงู„ุชูŠ ู‚ุจู„ู‡ุŒ ูˆุงู„ุณู†ุฉ ุงู„ุชูŠ ุจุนุฏู‡ ใ€‹
4. Ducada la ducaysto maalinta Carafo waa ducada ugu khayrka badan.
5. Maalinta Carafo waa maalinta ugu badan ee Ilaahay addoomadiisa naar ka xoreeyo.
ใ€Š ู…ุง ู…ู† ูŠูˆู…ู ุฃูƒุซุฑูŽ ู…ู† ุฃู† ูŠูุนุชูู‚ูŽ ุงู„ู„ู‡ู ููŠู‡ู ุนุจุฏู‹ุง ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑูุŒ ู…ู† ูŠูˆู…ู ุนุฑูุฉูŽ. ใ€‹
6. Maalinta Carafo waa maalintii diinta Islaamka la dhamaystiray.
7. Waa maalinta ay xujaydu taagan yihiin banka Carafo, Ilaahayna malaaโ€™igta ugu faano addoomadiisa, dambigoodana dhaafo.
8. Maalinta Carafo waa maalin duco, gaar ahaan waqtiga salaadda Casar ilaa qoraxdu ka dhacdo.
ใ€Š ุฎูŠุฑู ุงู„ุฏูู‘ุนุงุกู ุฏุนุงุกู ูŠูˆู…ู ุนุฑูุฉูŽุŒ ูˆุฎูŠุฑู ู…ุง ู‚ู„ุชู ุฃูŽู†ุง ูˆุงู„ู†ูŽู‘ุจูŠูู‘ูˆู†ูŽ ู…ู† ู‚ุจู„ูŠ: ู„ุง ุฅู„ูŽู‡ูŽ ุฅู„ูŽู‘ุง ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ู ูˆุญุฏูŽู‡ู ู„ุง ุดุฑูŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ูุŒ ู„ูŽู‡ู ุงู„ู…ู„ูƒู ูˆู„ูŽู‡ู ุงู„ุญู…ุฏู ูˆูŽู‡ูˆูŽ ุนู„ู‰ ูƒู„ูู‘ ุดูŽูŠุกู ู‚ุฏูŠุฑูŒ ใ€‹

๐€๐€๐ƒ๐€๐€๐๐“๐€ ๐ƒ๐”๐‚๐€๐ƒ๐€ ๐‹๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐‘๐Ž ๐’๐ˆ ๐ƒ๐”๐‚๐€๐ƒ๐€๐€๐ƒ๐€ ๐‹๐Ž๐Ž ๐€๐๐๐€๐‹๐Ž ๐–๐€๐—๐€๐€ ๐Š๐€ ๐Œ๐ˆ๐ƒ ๐€๐‡:

1. Qofku inuu soo waysaysto.
2. Inuu qiblada u jeesto.
3. Inuu gacmaha kor u taago.
4. Inuu Ilaahay ku mahadiyo, ammaantiisana badiyo, kadibna Nabiga ๏ทบ ku salliyo.
5. Inuu ducaysto isagoo qalbiga soo xaadirinaya, kuna yaqiin qaba inuu Ilaahay ka aqbalayo ducadiisa.
6. Inuusan ku ducaysan waxyaabo xadgudub ah sida: โ€œIlaahow nafta ha iga qaadin oo adduunka ii daa,โ€ ama โ€œIlaahow adduunka aan kugu arko,โ€ iyo waxyaabo kale oo la mid ah.
7. Inuusan ku degdegin jawaabta ducadiisa.

Maxaa yeelay ducadu saddex mid ayay noqotaa:

1. Inuu Ilaahay ku siiyo ducadaada.
2. Inuu Ilaahay balaayo soo socota kaaga xijaabo.
3. In Aakhiro laguu kaydiyo.

Aan ka faaโ€™iidaysanno fursadda uu Ilaahay nasiiyey ee maalinta Carafo. Waxaa laga yaabaa in fursad sidan oo kale ah aan dib loo helin.

Aan ducada badinno, Ilaahayna waydiisanno dhammaan baahiyaha adduun iyo Aakhiro, iyo culays kasta oo ina haya inuu naga qaado.

๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š ๐๐จ๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š: ๐Œ๐š๐ฌ๐ฃ๐ข๐ ๐€๐ฅ ๐‘๐š๐ฐ๐๐š ๐๐จ๐จ๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐จ

25/05/2026

Banaanbax dowlada lagu tageeraaayo ayaa caawa ka socd caasimada

25/05/2026

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Col. Mahdi Cumar oo shir jaraaโ€™id qabtay ayaa si adag uga hadlay fowdadii galabta ay soo abaabuleen xubno uu sheegay inay yihiin siyaasiyiin h**e, isagoo farriin adag u diray dadka qalqal-gelinaya amniga caasimadda Muqdisho.

Address

Nasiibuundo
Mogadishu
123

Telephone

+252612874198

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Voices Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share