Somali National Youth Group

Somali National Youth Group this for the education

22/10/2022

https://www.facebook.com/idow2021 pageka aad ka helo kartaan xogah howlgalada gobolka galguduud,hiraan ,shabeelada dhexe.

dhamaan dadka somaaliyeed fikirkiinu waa ii mihiim.
official page of Abdalle communuty youth leader

02/10/2021

Soodhaweynta Xubnaha Cusub.

27/09/2021
27/08/2021
Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed gaarahaan Ardayda Fasalka 8aad iyo 12aad ee geleya imtixaanka Finalka waxaan u rajeyneenaa ...
29/05/2021

Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed gaarahaan Ardayda Fasalka 8aad iyo 12aad ee geleya imtixaanka Finalka waxaan u rajeyneenaa oo aan ilaahey u weydiineynaa Inuu Imtixanka fududeeyo, cabsida iyo walwalkana ilaahey idinka yareeyo.

Ha cabsanina, imtixaanka waa waxaa soobarateen, waa idiin fududaa doonaa Insha Allah.

Garabkiina ayaa nahay waan idiin soo duceynaa, Waxaa tihiin Ubaxii dalka, iftiinkii iyo indhahii dadka.

أنا لله وإنا إليه راجعون INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJACUUNWaa geeri kale oo xanuun Badan, Marka H**e waxaan Tacsi Ti...
22/04/2021

أنا لله وإنا إليه راجعون

INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJACUUN

Waa geeri kale oo xanuun Badan, Marka H**e waxaan Tacsi Tiiraanyo leh udirayaa Dhamaan Qowska Reer Caddow Cabdi, geeridii ku timid Faa'iso Caddow Cabdi iyo Fahdi Caddow Cabdi oo maanta ku geeriyooday hoobiye ku dhacay gurigooda oo ku yaalla degmada Boondheere.

Labaduba waxey ahaayeen Gabdho waxbartay inta aan ka aqaano waxey ku sifeys nayeen Aqlaaq wangaan, Ixtiraam Busho iyo Firifr cooni dhalinyaro.

Waxey hormuud ka ahaayeen qowskii iyo Bulshadii ay ka wada baxeen, waxey la haayeen Mustaqbal Feecan.

Ilaahey waxaan ugu baryaa inuu u wada naxariisto, qabriga u nuuriyo, kitaabkooda midigta kasiiyo, Janattu Fardowsana Wada geeyo.

"Marka aad rabto inaa Guuleesado, Kahor Waa inaa Aqbashaa Guuldarada"Guushuna kuma xiraan doonto waxa aad leedahay sida ...
11/04/2021

"Marka aad rabto inaa Guuleesado, Kahor Waa inaa Aqbashaa Guuldarada"
Guushuna kuma xiraan doonto waxa aad leedahay sida Gacmo, Lugo, Hanti IWM balse waxey ku xiraan doontaa Nuuca Shaqsiyadeed oo aad tahay iyo Udul qaadashada/Usamrita Caqabadaha hortaada yaal.

08/04/2021

"Howlihii iyo Qorshooyinkii aad maalmahaan qaba weysay, Isku day maantay maxaa yeelay maantay weyka duwan tahay Shalay"

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali National Youth Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share