Masjidka Al-Baari ee Xaafada Juungal

Masjidka Al-Baari ee Xaafada Juungal Masjidka Al-Baari Ee Xaafada Juungal

25/06/2023

سنريهم آياتنا في الآفاق وفي أنفسهم حتي يتبين لهم أنه الحق.....

Maalinta Carafa waa ta ugu khayrka badan Maalmaha Adduunyada idilkeed.
23/06/2023

Maalinta Carafa waa ta ugu khayrka badan Maalmaha Adduunyada idilkeed.

Dhammaan Duruustii ka socotay Masjid Al baari ee maqrib & subaxba lahayd waa la hakiyey sababta ayaamaha ciidal adxaa aa...
23/06/2023

Dhammaan Duruustii ka socotay Masjid Al baari ee maqrib & subaxba lahayd waa la hakiyey sababta ayaamaha ciidal adxaa aawadeed Dalabadii la socotay ee page ku xiran sidaa ha ula socdeen bacdal ayaamal tashriiq insha Allah ayaa dib loo bilaabi doanaa.

23/06/2023
Naxariista Rbbigeen Hadaa wanaag samaysona 10 jeer ayaa laguu laablaabaa hadaa xumaan la timaadna hal mar oo kaliya Aakh...
19/06/2023

Naxariista Rbbigeen Hadaa wanaag samaysona 10 jeer ayaa laguu laablaabaa hadaa xumaan la timaadna hal mar oo kaliya
Aakhirona waa laguu wada miizaamaa haday 10 leydaada badatana waa Noloshii macaaneyd oo geeri & bushiba lahayn (Jannah) hadii kalena waa NAAR iyo CADAAB Allaha hanaga koriyee.

18/06/2023

Asc walaalaha berri oo Isniin ah 18 Jun waa maalinta kowaad ee Dul Xajja Qofkii Soon bilaabanaya saa ha ula SOCDO.

30/05/2023

هذا خلق الله فأروني ماذا خلق الذين من دونه.....

28/05/2023

Erdogan has beaten rival Kilicdaroglu, according to unofficial data published by the country’s state news agency.

الحمد لله انتصر اردوغان بفضل الله 52% من أصوات الناخبين بانتخابات اليوم من الجولة الثانيةوانتصر الإسلام والمسلمين بنصرال...
28/05/2023

الحمد لله انتصر اردوغان بفضل الله 52% من أصوات الناخبين بانتخابات اليوم من الجولة الثانية
وانتصر الإسلام والمسلمين بنصرالله ثم نصر الرئيس اردوغان
حفظ الله الرئيس وتركيا شعبا وحكومة

Erdogan has beaten rival Kilicdaroglu, according to unofficial data published by the country’s state news agency.

07/11/2022

الحمد لله رب العالمين Waxaan leeyahay Jamaacadda Masjdka Jazaakum Allaahu Khayran Ducooyinkiinii 2 bilood ee lasoo dhaafay Caafimaadkayga waa ka soo raynaayaa maalinba maalinta xigta waana soo laabanaa ان شاء اللله تعالي Horraanta Bisha Dec 2022
By Walaalkiin idin JECEL C/raxmaan Caddow Xassan.
طبتم وطاب ممشاكم وتبوأتم من الجنة مثواكم.

06/11/2022

Address

Mogadishu

Telephone

+252612227378

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidka Al-Baari ee Xaafada Juungal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Masjidka Al-Baari ee Xaafada Juungal:

Share