Kuuriya channel

Kuuriya channel Knowledge will give you powerful But good character will give you respect
respect me I will respect

22/02/2024

Gabadh kasta oo Muslimad ah waa inay ogaataa Arrimaha

1. Haku degdegin inaad ka guurto guriga waalidkaa. Way fududahay inaad guurto, laakiin way adag tahay inaad ku soo noqoto marka xaaladdu kugu xumaato. Arrin kasta ogaysii Waalidkaa oo kala tasho.

2. Ha sugin nin ku guursada, adiga oo aan baran inaad noloshaada dabarto. Waad noolaan kartaa nolol fiican adiga oo single ah. OGOOW, guur xalaal ah in aad hesho noloshaada waa u muhiim, laakiin guurka haka dhigan qorshaha kaliya ee aad sugayso.

3. Ha maaweelin number, gaar ahaan habeenkii, sidaas laguma helo jacayl haboon.

4. Si haboon u labbiso: Muuqaalkaagu intaan lagula hadal ayuu sharraxaad ka bixinayaa nooca ay tahay shakhsiyadaadu.

5. Ka fogoow habeenkii inaad nin hudheellada ama meelo cidlo ah haasaawe ugu raacdo, hablo badan ayaa sidaas lagu khalday, adna hablahaas waxba k**a duwanid.

6. Ha adeegsan jidhkaaga si aad usoo jiidato nin. Waayo ninkaas aad jidhkaaga kuusoo jiidatay waxa uu rabaa waa jidhkaaga/galmo, ma aha guur daacad ah.

7. Nin haku guursan lacag, haddii kale waxaad ka mid noqon hantidiisa.

8. Naftaada qiimo u yeel, aqoon baro, shaqo raadso hadday kuu suurto gasho. Haku talo galin dhib kasta in uu nin kuu xalliyo.

9. Quruxdu wax kasta ma aha, waxaad haysato hadday qurux kaliya noqoto, gabadh kaa qurux badan ayaa booskaaga buuxin karta. Markaa Isku day inaad aqoontaada Diineed, Maaddi iyo maskaxdaada dhisto.

U faa’idee hablaheenna oo sii Faafi.

Aweis Farah Moh'od

Waxa uu yiri rasuulki N.N.K.H xaqa uu qofka muslimka ahi kuu leeyahay qofka ee muslimka waa lix.1. Haddii uu la kulmo in...
27/11/2023

Waxa uu yiri rasuulki N.N.K.H xaqa uu qofka muslimka ahi kuu leeyahay qofka ee muslimka waa lix.
1. Haddii uu la kulmo in uu salaamo.
2. Haddii uu casumo in uu aqbalo.
3. Hadduu talo waydiisto in uu la taliyo.
4. Hadduu uu hindhiso in uu u duceeyo ( yarxammu ka LAAH)
5. Hadduu uu xanuunsado in uu booqdo.
6. Haddii uu dhintana in uu janaasadiisa raaco."

Allaah Xusa in badan hadii aad tihiin kuwo liibaanay.Waxa la yiri: Dadka waxaa ugu Qalbi Xasiloon oo ugu murugo iyo wal-...
18/11/2023

Allaah Xusa in badan hadii aad tihiin kuwo liibaanay.

Waxa la yiri: Dadka waxaa ugu Qalbi Xasiloon oo ugu murugo iyo wal-wal yar kuwa Alle xuskiis badiya aan ku dadaalno xuska Alle. Haddaba aan badino dikriga Alle hadii aan doonayno in aduunyo iyo Aakhiro aan Liibaanno.

Goorma ayaa Qur'aan aad akhridid kuugu dambaysay? Muddo kahor, sax? Waayahay, goorma ayaa kuugu dambaysay mobile kaaga, ...
19/10/2023

Goorma ayaa Qur'aan aad akhridid kuugu dambaysay? Muddo kahor, sax? Waayahay, goorma ayaa kuugu dambaysay mobile kaaga, TV gaaga ama laptop kaaga? Waxyar kahor, sax? Aa aaah... maya, maxaa waxyar kahor ah hadda ayaa ba gacanta ku haysaaye!

Ilaahay hadalkiisu waa meesha wanaag oo dhan uu ku idilyahay;– naxariis, deggenaan, hannuun, caafimaad, iyo qaar kale oo badan.

Qur'aanka iyo xuska Alle waa cuntada quluubteenna iyo nafteenna. Sida uu jirku ugu baahanyahay cuntada si lamid ah ama kasii daran ayaana ay naftu ugu baahantahay in ay wardi lahaato. In aad cunto waydo waxaa ka daran in aad xuska Alle qaafil ka noqoto, oo uu shaydaanku ku horkaco, adduun iyo aakhira na aad khasaartid haddii uusan Rabbi kuu naxariisan.

وَنُنَزِّلُ مِنَ الْقُرْآنِ مَا هُوَ شِفَاءٌ وَرَحْمَةٌ لِّلْمُؤْمِنِينَ ۙ وَلَا يَزِيدُ الظَّالِمِينَ إِلَّا خَسَارًا (82)

By Aweis 《Adon alle 》

  Qiyaamu maku xasuusin karaaa walaal  wax yar ?Bal wax yar maskaxdaada ku sawiro , waa maalin aad u weyn Waana 50kun oo...
21/09/2023

Qiyaamu maku xasuusin karaaa walaal wax yar ?

Bal wax yar maskaxdaada ku sawiro , waa maalin aad u weyn Waana 50kun oo sano ! waxaad hortaagan tahay ALLIHI ku abuurtay , waxaana ka mid tahay khalaaiqda maalinkas la xisaabin doono , qoraxdi ayaa kor kaada taagan weliba madaxaaga meel u dhaw subxanalah , dhididkaaduna waxa uu noqon doonna danbiga aad gashay , laga yaabe danbigaadu inuu qariyo dhamaan jirkaada oo idil subxnalah ama uu haaf jirkaada ka mid ah uu qariyo

waa maalin umadihihi alle abuuray oo dhan ay taagan yihiin , waa maalin aadan dhar wadan sidi ay hooyada kugu dhashay ay tahay !

waa maalin aadan garanynin waalidkaada , walaalkaada , saaxbikaada iyo qof walbo kugu qaali ahaa !

waa maalin Aad jeclaan laheed hooyada inay naar gasho adna aad jano gasho subxanalah , LAA ILAAHA ILLA LAAHU !

waa maalin aad jeclaan laheed wax walba aad dunida ugu jeceleed inaad naftaada ku furatid !

waa maalin aad arkaysdi jidka naarta ama siraadki jaxiimo subxanalah !

waa maalin aadan ogeen inaad ku dhacaysid iyo inaad ka bad baadaysid !

waa maalin qof kasto aad danbi ka gashay lagu hor keeni doono !

waa maalin aadan waxna inkiri karin beenna sheegi karin subxnalah !

waa maali afkaada la qaban doono , oo ay jirkaada intiisa kale hadli doonnaan !

waa maalin aad heli doonin fursad dambe !

waa maalin aad jeclaan laheed inaad hal sujuud alle u sujuudo lakiin ay suurta gal aheen !

waa maalin aad jeclaan laheed inaad noqotid ciida ama turaabka !

waa maalin aad arki doontid qof walba aad dulmisay !

waa maalin aad arki doontid danbi kasto oo la dhuuman jirtay !

waa maalin cadaalad badan oo aan xaqaada cid kale qaadan doonin !

waa maalin aan laga aqbali doonin camal kasto aad sameeyso !

waa maalinkiiiiiiii JANADA AMA NAARTA SUBXANALAH !

Haba hadaadan ogeen maalin kaas meesha aad geli doonto maxaa ku qorsha ah ?
maxaas ALLE la hor tagi doontaa ?

ma sidaan ba ALLE LA hor tagi ?

ma ku kalsoontahay camalka aad heysid ?
mukugu filan yahay camalkaada ?

haday jawaabtaadu maya tahay WALAAL IS JIR OO ALLE CARAABKIISA KA BAQ , MAALIN KAAS BA KU SUGEYSE .

Is xisaabi inta aan lagu xisaabin

SALAAM.

Salaaman asxaabta ku xiran page kaan si ay idiin so garaan waxyabaha kala duwan ee aan  Soo dhigi doono sida ay kuu Soo ...
24/08/2019

Salaaman asxaabta ku xiran page kaan si ay idiin so garaan waxyabaha kala duwan ee aan Soo dhigi doono sida ay kuu Soo gaaran fadlan taabo like

30/07/2019

** like Saar page ka # #

 #26 June waa maalin xusid mudan waa maalin kuweyn Somali oo dhan all somaliyeey melwalboo aad jogtaan sanad guuro wacan
26/06/2019

#26 June waa maalin xusid mudan waa maalin kuweyn Somali oo dhan all somaliyeey melwalboo aad jogtaan sanad guuro wacan

Address

Dagmada
Mogadishu
HODAN

Telephone

0619825861

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kuuriya channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share