13/03/2019
Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga oo si cad usheegay in Kenya aysan lahayn Badda lagu muransanyahay, sidoo kale wuxuu sheegay in Turkigu ay sameeyeen guddi dusha sare ka ilaaliya Soomaaliya si looga hortago khataraha uga imaanaya dalalka cadawga ku ah Dawladnimada Soomaaliya.
Waa kuwaan Saaxiibada iyo walaalka rasmiga ah ee aynu leenahay.