03/03/2026
TACSI TIIRAANYO LEH
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
“إنَّ لله ما أخذ، وله ما أعطى، وكلُّ شيءٍ عنده بأجلٍ مسمّى”
Masjidka Acuudu Ee Degmada Wadajir wuxuu
murugada iyo xanuunka la qeybsanayaa dhammaan ehelka, qaraabada iyo Jameecadda masjidka ee uu ka dhintay Allaha u naxariistee Sh. Cabduqadir “Joobane”
Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa dhammaan qoyska, ehelka iyo qaraabada reer Sh. Cabduqadir joobane Waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu ku mannaysto naxariistiisa ballaaran, qabrigiisana u waasiciyo, una waraabiyo Jannatul Firdowsa.
Annagana Alle ha inaga siiyo samir iyo iimaan