Markaz Cumar Bin C/casis

Markaz Cumar Bin C/casis Waa xaruun ka kooban goob cibaado, Madraso taxfidh quraan, school hoose dhexe.

10/08/2026

Mahadcelin dad lacag ugu soo tabarucay markaz cumar bin c/caziz
Deegaanka Daar Al-himmah Dagmada Daaru salaam agagaarka jaamacadda mogadishu

Fadlan ka qeeyb qaado dhamaystirka Markaz Cumar Bin C/casis :
EVC PLUS : 61 5500613
EDAHAB : 625500613
JEEB: 685500613
SALAAM BANK : 32868381
DAHABSHIIL BANK : 50507
AMANA BANK : 102006000821
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم( من بنى مسجدا لله بنى الله له بيتا في الجنة)
(الدال على الخير كفاعله)
+252616664800
Mahadsanidiin.

08/08/2026

Khudbadii jumcaha ee Markaz Cumar Bin C/casis
Taariikh: 7 August 2026 / 24 Safar 1448H
Mawduuca khudbada jimcadaan waa:

"والله لا يحب الفساد"
"Alle ma jecla fasaadka."

Sheekh Cumar Cali Cabdalla

📍 Markaz Cumar Bin Cabdulcasiiz – Himmah Village, Daaru Salaam.

08/08/2026

Waa kalimad cajiib ah ee uu jeediyey walaalkeen sh yusuf cabdi gaab oo reer America ah.

07/08/2026
07/08/2026

Khudbada todobaadkan masjid Cumar Bin Cabdulcasiiz
Mawduuca khudbada jimcadaan waa:

"والله لا يحب الفساد"
"Alle ma jecla fasaadka."

Sheekh Cumar Cali Cabdalla

Jimco, 7 August 2026 / 24 Safar 1448H
📍 Markaz Cumar Bin Cabdulcasiiz – Himmah Village, Daaru Salaam.

06/08/2026

Khudbada todobaadkan masjid Cumar Bin Cabdulcasiiz
Mawduuca khudbada jimcadaan waa:

"والله لا يحب الفساد"
"Alle ma jecla fasaadka."

Khadiib: Sheekh Cumar Cali Cabdalla

Jimco, 7 August 2026 / 24 Safar 1448H
📍 Markaz Cumar Bin Cabdulcasiiz – Himmah Village, Daaru Salaam.

03/08/2026

Allah akbar, walaalayaal allaa ku mahadsan inoo soo gaarsiiyey in aan ku tukanno masjid cumar bin c/caziz oo muddo dhismihiisu inoo socday, waline u baahan dhameeystir. Waxaan alle weeydiisaneeynaa inuu inoo dhameeystiro.

Aamiin.

03/08/2026

Markaz Cumar Bin C/casis oo khudbadii jumcaha ee ugu horeysay lagu dukaday ayadoo wali masjidku qabyo yahay
Deegaanka Daar Al-himmah Dagmada Daaru salaam agagaarka jaamacadda mogadishu

Culimada Deegaanka Daar Al-himmah

Fadlan ka qeeyb qaado dhamaystirka Markaz Cumar Bin C/casis :
EVC PLUS : 61 5500613
EDAHAB : 625500613
JEEB: 685500613
SALAAM BANK : 32868381
DAHABSHIIL BANK : 50507
AMANA BANK : 102006000821
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم( من بنى مسجدا لله بنى الله له بيتا في الجنة)
(الدال على الخير كفاعله)
+252616664800
Mahadsanidiin.

Address

Mogadishu
Mogadishu
25261

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markaz Cumar Bin C/casis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category