مؤسسة الصحابة للعلوم الشرعية والقرآن الكريم

  • Home
  • Somalia
  • Mogadisho
  • مؤسسة الصحابة للعلوم الشرعية والقرآن الكريم

مؤسسة الصحابة للعلوم الشرعية والقرآن الكريم Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مؤسسة الصحابة للعلوم الشرعية والقرآن الكريم, Religious Center, Warta-Nabada Furayaasha, Mogadisho.

مؤسسة الصحابة للعلوم الشرعية والقرآن الكريم مؤسسة تعليمية وتربوية غير ربحية، تُعنى بتعليم القرآن الكريم والعلوم الشرعية وفق منهج أهل السنة والجماعة، وتسعى إلى بناء جيلٍ قرآني متميز يجمع بين العلم النافع، والعمل الصالح، والأخلاق الفاضلة.

15/07/2026
06/07/2026

Mu'asasada Saxaaba ee Culuumta Shariicada iyo Qur'aanka Kariimka 617665550

05/07/2026

Mu'asasada Saxaaba Ee Culuumta Shariicada iyo Quraanka Kariim
Kala soo xariir: 0617665550/0627665550

04/07/2026

Faahfaahinta Kala Soo Xariir: Mu'asasada Saxaaba Ee Culuumta Shareecada Iyo Qur’aanka Kariiim: 617665550/627665550

04/07/2026

Kala Soo Xariir: Mu'asasada Saxaaba Ee Culuumta Shareecada Iyo Qur’aanka Kariiim: 617665550/627665550

*OGEYSIIS MUHIIM AH*SHAACINTA DAWRO CILMIYEEDKA IYO DAAHFURKA QAYBTA QUR'AANKA KARIIMKA EE MU'ASASADA SAXAABAMu'asasada ...
01/07/2026

*OGEYSIIS MUHIIM AH*
SHAACINTA DAWRO CILMIYEEDKA IYO DAAHFURKA QAYBTA QUR'AANKA KARIIMKA EE MU'ASASADA SAXAABA

Mu'asasada Saxaaba ee Culuumta Shareecada iyo Qur'aanka Kariimka waxay si farxad leh ugu bishaaraynaysaa dhammaan ardayda Jaamacadaha, Dugsiyada Sare iyo Hoose (Wiilal iyo Gabdho) qabsoomidda Dawro Cilmiyeed oo gaar ah, iyo Daahfurka rasmiga ah ee Qaybta Qur'aanka Kariimka.
📚 Waxyaabaha lagu baran doono: • Culuumta Shareecada Islaamka
• Tarbiyada iyo Akhlaaqda Suuban
👨‍🏫 Duruusta waxaa bixin doona culumo iyo macallimiin rag iyo dumar isugu jira, oo leh aqoon iyo waayo-aragnimo sare.
📅 Taariikhda Furitaanka: Jimco, 03-07-2026
🕓 Waqtiga: 4:00 Galabnimo
📍 Goobta: Masjidka Saxaaba 3 – Laba Dhagax
⏳ Muddada: Laba (2) Bilood
Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee aad ku kororsan karto cilmiga diinta iyo akhlaaqda suuban. Diiwaangelintu way furan tahay.
📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
0617665550

Address

Warta-Nabada Furayaasha
Mogadisho

Telephone

+252617665550

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مؤسسة الصحابة للعلوم الشرعية والقرآن الكريم posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to مؤسسة الصحابة للعلوم الشرعية والقرآن الكريم:

Shortcuts

Share