Fafiinta Dacwada Islamka

Fafiinta Dacwada Islamka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fafiinta Dacwada Islamka, Religious Center, Mogadishu.

28/12/2021

ASC Walalah musliminta meel walbaad jogtaan wan idin Salamay ASC

Bacda Salan waa Hadal Yaar lkn Nawada an Facayo an kaa FA'IIDAY SANO WANAGA QOFKA MUMINKA SIDEDABA WANAGA K**A DHARGO

Sido kale naa aan ilalino Saladaha waa wajib nasaran hadan muslimin nahay dhamanteen

Iyo fada iladoda Sida hada uwada jedan waa qeeb kamida fada ilada ay ledahay salada subax
An kawada faday sano

Shanta Ammaanood*
Bar qoyskaaga oo dhan, yar iyo weynba.
*Sida si nabad ah loogu noolaado nabadna loogu dhinto*:

*- 1_قال رسول الله صل الله عليه واله وسلم: "من صلى الصبح فهو في ذمة الله".
Qofkii tukada salaadda subax wuxuu ku jiraa ilaalin Eebbe. ”
Faahfaahinta wuxuu ku jiraa Ilaalinta iyo Daryeelka Eebbe ..oo. Haddii qof ku xadgudbo, Eebbe isagaa ka aargudi doona oo xaqiisii ​​isaga u soo celin doona*

قال رسول الله صل الله عليه واله وسلم: "من قرأ آية الكرسي دُبر كل صلاةٍ مكتوبة لم يمنعه من دخول الجنة إلا أن يموت*".
*- Nabadgelyada labaad, Rasuulkii Ilaahay, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, , wuxuu yiri: “Qofkii akhriya Ayatul Kursi salaad kasta oo waajiba gadaasheed, uma diido inuu galo Jannada inuu dhinto mooyee* . ”
Si kooban ((dhimashada unbaa kaxigta jannada)))

*- "اللهم أنت ربي لا اله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي، فاغفر لى فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت"،
3_nabadgalyada sadaxaad waa qofkii aqriya ducadaa
Wuxuu yiri, nabigii Ilaahay naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaate isaga iyo ehelkiisa, ruuxii yiraa maalintii isagoo yaqiinsan,
oo dhinta maalintiisa ka hor galabkikii, wuxuu ka mid yahay ehlu -Jannaha,
qofkii yidhana habeenka isagoo yaqiinsan,
Isna waasidaa oo kale

*- Badbaadada afaraad ee ka hortagga musiibada lama filaanka ah: Rasuulkii Ilaahay, naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaate wuxuu yiri: qofkii yiri markuu galbaysto, Seddex jeer, si lama filaan ah belaayo uguma haleesho ilaa subaxdii,
qofkii yiri saddex goor subaxdiina si lama filaan ah masiibo uguma dhacdo ilaa fiidkii*.
Wax dhib ahna lamakulmo maalinkaa
*:Waatan ducadaasi👇👇👇👇👉
"بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم "، ثلاث مرات،

*- 5_Badbaadada shanaad*,
*Midkan dhammaystiran wuxuu kaa ilaalinayaa dhammaan khataraha diimeed iyo kuwa adduunba guud ahaan*:
*"اللهم يامن لا تضيع ودائعه، أستودعك نفسي وديني وبيتي وأهلي ومالي وخواتيم أعمالي، فاحفظنا بما تحفظ به عبادك الصالحين"*.
٨
*اللهم من قام بإرسالها للناس، افتح له باب الجنه ووالديه المسلمين، وارح قلبه، وارزقه من حيث لا
يحتسب ووفقه في دنياه وآخرتة*

عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:(إذا مات الإنسان انقطع عمله الا من ثلاث: إلا من صدقة جارية...
20/12/2021

عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:(إذا مات الإنسان انقطع عمله الا من ثلاث: إلا من صدقة جارية، أو علم ينتفع به، إو ولد صالح يدعوله). رواه مسلم```

``Abu hureyra Rc wuxu ka weriyay Nabiga ﷺ inu yiri:

"Insaanka haduu dhinto wu ka go'aa camalkiisa ilaa sedex mooyane: sadaqo jaariya, ama cilmi oo dad baro oo lagu anfacayo, ama Walid saalix ah oo u duceeyo."

Muslim

20/12/2021

*(۞ یَـٰبَنِیۤ ءَادَمَ خُذُوا۟ زِینَتَكُمۡ عِندَ كُلِّ مَسۡجِدࣲ وَكُلُوا۟ وَٱشۡرَبُوا۟ وَلَا تُسۡرِفُوۤا۟ۚ إِنَّهُۥ لَا یُحِبُّ ٱلۡمُسۡرِفِینَ)*
*[سورة الأعراف 31]*

*31 - Banii Aadamow qaata Quruxdiinna (Dharka) Masaajid kasta agtiisa, Cuna oo Cabbana hana xad gudbina Illeen Eebe ma Jeela kuwa xadgudubee*

12/11/2021

BAADI DIGRIGA ALLE CASA WAJALA KADIBNA ARAG JAWABTA

12/11/2021

ILLAHAYOW wada noo Caro tee naga raalii noqo Musliminay An wada Rali Galino ALLE Casa wajala Waxa lagu rali galinayo mahan lagac ee Xusitankisa Iyo Inana same no wixi uu naa faray Kana tag noo wixi uu naga rebaay ALLE CASA wajala

  xijaabka saxda ah  Allah subxaanahu watacaaalaa wuxuu faray dumarka muslimaadka ah iney xirtaan xijaabka rabbi sareeye...
05/09/2021

xijaabka saxda ah


Allah subxaanahu watacaaalaa wuxuu faray dumarka muslimaadka ah iney xirtaan xijaabka rabbi sareeye wuxuu aayaadkiisa Ku leeyahay
يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ قُل لِّأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِن جَلَابِيبِهِنَّ ۚ ذَٰلِكَ أَدْنَىٰ أَن يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ
Waxaad Ku dhahdaa nabiyoow xaasaskaaaga Iyo gabdhahaaaga iyo dumarka mu'miniinta
ha Ku sii daayeen dushooda maryah waaweyn`xijaabka` kaas ayaa udhaw in lagu garto oo aan la dhibin

Markaan usoo dagno shuruudah xijaabka waa 8 shuruud
1waa inuusan aheyn maro gaaban
2 waa inuusan aheyn maro qafiif ah
3 waa inuusan u ekeyn maryaha ay xidhaan dumarka galada
4 waa inuusan u ekeyn dharka ragga
5 waa inuusan aheyn maro qurux badan soo jiidaneysa indhaha dadka
6 waa inuusan aheyn maro dadka dhexdooda caan ka ah oo la dhahayo waa maradii heblaayo
7 waa inan la marin cadar iyo wax carfaayoo idil
8 waa inuusan aheyn maro ku dhagan jirka soo saareysa quruxda jirka

Xijaabka gabadha muslimada haddii laga helo shuruudahaa waa xijaab sax

👉Ku dhaqan kitaabka alle & sunada
nabiga s.c.w

21/08/2021

Address

Mogadishu

Telephone

+252683563979

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fafiinta Dacwada Islamka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share