29/07/2024
MARKAZ'KA Al-Isra Center Bishaan Waxaa La Qaadanayaa Arday Cusub QEYBTA BARASHADA LUQADDA CARABIGA oo kala ah:
1. Higaadda Carabiga (1) bil
2. Qeybta Ku hadalka (6) bil
3. Farqurxin Carabi & Laatiini (1) bil
Fursaddaan Waxay Muhiim U Tahay Dadka waxbaranaya Gaar Ahaan Kuwa Daneeya habka Online'kaa dalka & dibadda.
Diiwaangelinta Soo Taabo đ 61 1882244 Ama Link'ga Hoose Toos U Soo Raac đđžđđž
https://wa.me/+252611882244
Like \ Follow
.