Masjidka Al Catiiq مسجد العتيق

Masjidka Al Catiiq مسجد العتيق Waa Page-ka rasmiga ah ee Masjid Al-Catiiq ee Degmada Wadajir ee Xaafada Xasan Hilaac.

Waxaad kala socon doontaan Casharo diini ah, Muxaadarooyin iwm Haduu ALLE yiraahdo.

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 12-aad | Xadiiska 12-aadعن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله ...
12/03/2025

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 12-aad | Xadiiska 12-aad

عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: (إذا جاء رمضان فُتّحت أبواب الجنة، وغُلّقت أبواب النار، وصُفّدت الشياطين) رواه مسلم.

📖 رمضان فرصة، فاغتنمها!

‎⁧‫ ‬⁩

ꜱᴜ'ᴀᴀꜱʜᴀ ᴍᴀᴀɴᴛᴀJawaabta saxda ah hoos kusoo qor; Shuruudahana ha iloobin.F.G: Guuleestaha ugu horeeya ee ka jawaaba suaa...
12/03/2025

ꜱᴜ'ᴀᴀꜱʜᴀ ᴍᴀᴀɴᴛᴀ
Jawaabta saxda ah hoos kusoo qor; Shuruudahana ha iloobin.

F.G: Guuleestaha ugu horeeya ee ka jawaaba suaasha shuruudahana raaca aya mudnaanta leh.

Ka faaiideysi Wacan.

Waxaan soo gaarnay  #10 dhaxe ee Ramadaan. Ilaaheyoow Inta aan gaabinay naga cafi, Inta soo socotana na gaarsii annagoo ...
11/03/2025

Waxaan soo gaarnay #10 dhaxe ee Ramadaan. Ilaaheyoow Inta aan gaabinay naga cafi, Inta soo socotana na gaarsii annagoo caafimaad qabna, Rabiyoow naga mid dhig kuwa u deg-dega cibaadadda.

Ka faaiideysi Wacan.

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 11-aad | Xadiiska 11-aadعن ابن عمر رضي الله عنهما قال: قال رسول...
11/03/2025

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 11-aad | Xadiiska 11-aad

عن ابن عمر رضي الله عنهما قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «بني الإسلام على خمس: شهادة أن لا إله إلا الله وأن محمدًا رسول الله، وإقام الصلاة، وإيتاء الزكاة، وحج البيت، وصوم رمضان»
رواه البخاري ومسلم

📖 رمضان فرصة، فاغتنمها!

‎⁧‫ ‬⁩

ꜱᴜ'ᴀᴀꜱʜᴀ ᴍᴀᴀɴᴛᴀJawaabta saxda ah hoos kusoo qor; Shuruudahana ha iloobin:F.G: Guuleestaha ugu horeeya ee ka jawaaba suaa...
11/03/2025

ꜱᴜ'ᴀᴀꜱʜᴀ ᴍᴀᴀɴᴛᴀ

Jawaabta saxda ah hoos kusoo qor; Shuruudahana ha iloobin:

F.G: Guuleestaha ugu horeeya ee ka jawaaba suaasha shuruudahana raaca aya mudnaanta leh.

Ka faaiideysi Wacan.

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 10-aad | Xadiiska 10-aadقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "اقْر...
10/03/2025

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 10-aad | Xadiiska 10-aad

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "اقْرَؤوا القرآنَ فإنه يأتي يومَ القيامةِ شفيعًا لأصحابه"صحيح مسلم

📖 رمضان فرصة، فاغتنمها!

‎⁧‫ ‬⁩

Ilaahay wuxuu in Badan inagu booriyay Sadaqada iyo wax istarka,wuxuuna sidaa u yeelay danta inoogu jirto wax istaarashad...
09/03/2025

Ilaahay wuxuu in Badan inagu booriyay Sadaqada iyo wax istarka,wuxuuna sidaa u yeelay danta inoogu jirto wax istaarashada ayuu Daa’imkeen og yahay.

Walalka muslimka ohoow ka faa’iideyso bisha Ramadaan oo ha iloobin fursadaha dahabiga ah ee ku jira si aad ugu guuleysto raali-ahaanshaha Alle SW iyo Janada barwaaqada badan

Alle SW wuxuu yiri:-

قال تعالى: (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا أَنفِقُوا مِمَّا رَزَقْنَاكُمْ مِنْ قَبْلِ أَنْ يَأْتِيَ يَوْمٌ لاَ بَيْعٌ فِيهِ وَلاَ خُلَّةٌ وَلاَ شَفَاعَةٌ وَالْكَافِرُونَ هُمْ الظَّالِمُونَ) [البقرة: 254].

"Kuwa iimaanka laga helayoow wax ka bixiya wixii aan idinku irsaaqnay ka hor inta aysan idiin imaanin maalin aan Wadaay iyo Ergo jirin oo ay gaaladu iyagu yihiin daalimiinta”.

Fadlan walaal ka qeyb qaado barnaamijka afuri walaalkaa waxa aad awoodana ku hagaaji Numberadan

• Hormuud EVC: 614414186
• Somtel eDahab: 627414186
• Salaam Somali Bank : 33095036

Share-garee si walaalaha kale Kheyrka ugu Faaideystaan.

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 9-aad | Xadiiska 9-aadعن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول ا...
09/03/2025

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 9-aad | Xadiiska 9-aad

عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "من نسي وهو صائم فأكل أو شرب فليتمَّ صومه؛ فإنما أطعمه الله وسقاه" (رواه البخاري ومسلم)

📖 رمضان فرصة، فاغتنمها!

‎⁧‫ ‬⁩

Su'aasha MaantaJawaabta saxda ah hoos kusoo qor; Shuruudahana ha iloobin.F.G: Guuleestaha ugu horeeya ee ka jawaaba suaa...
09/03/2025

Su'aasha Maanta

Jawaabta saxda ah hoos kusoo qor; Shuruudahana ha iloobin.

F.G: Guuleestaha ugu horeeya ee ka jawaaba suaasha shuruudahana raaca aya mudnaanta leh.

Ka faaiideysi Wacan.

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 8-aad | Xadiiska 8-aadعن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول ا...
08/03/2025

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 8-aad | Xadiiska 8-aad

عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: عن زيد بن خالد الجهني رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "من فطَّر صائمًا كان له مثلُ أجرِه غيرَ أنه لا ينقص من أجر الصائم شيئًا"
(رواه أحمد وأصحاب السنن وصححه الألباني)

📖 رمضان فرصة، فاغتنمها!

‎⁧‫ ‬⁩

Su'aasha Maanta: Waxaad sheegtaan 3 Waqti (ama maalmo ah,) oo la reebay in la soomo?Jawaabta saxda ah hoos kusoo qor; Sh...
08/03/2025

Su'aasha Maanta: Waxaad sheegtaan 3 Waqti (ama maalmo ah,) oo la reebay in la soomo?

Jawaabta saxda ah hoos kusoo qor; Shuruudahana ha iloobin.

F.G: Guuleestaha ugu horeeya ee ka jawaaba suaasha shuruudahana raaca aya mudnaanta leh.

Ka faaiideysi Wacan.

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 7-aad | Xadiiska 7-aadعن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صل...
07/03/2025

30 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 30 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 | 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 | Ramadaan – Maalinta 7-aad | Xadiiska 7-aad

عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم كان يقول: "الصلوات الخمس والجمعة إلى الجمعة ورمضان إلى رمضان مكفرات ما بينهن إذا اجتنب الكبائر"
(رواه البخاري ومسلم)

📖 رمضان فرصة، فاغتنمها!

‎⁧‫ ‬⁩

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 04:30 - 08:30
Tuesday 04:30 - 08:30
Wednesday 04:30 - 08:30
Thursday 04:30 - 08:30
Friday 04:30 - 08:30
Saturday 04:30 - 08:30
Sunday 04:30 - 08:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidka Al Catiiq مسجد العتيق posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category