Masjid Al-Iimaan

Masjid Al-Iimaan Halkan waa page ka rasmiga ah ee masjidka Al-iimaan ee dagmada Kaxda.

SAWIRO:XAFLADDII LAGU SOO GABAGABAYNAYAY DAWRADII AY QABATAY MU,ASASADA SAFA EE LAGUQABTAY MASJIDKA AL-IIMAAN
18/08/2026

SAWIRO:XAFLADDII LAGU SOO GABAGABAYNAYAY DAWRADII AY QABATAY MU,ASASADA SAFA EE LAGUQABTAY MASJIDKA AL-IIMAAN

 الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحاتWaxaa maanta oo taariikhdu tahay 6/8/2026 soodhamaaday imtixaankii dawrada shareecada ...
06/08/2026


الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحات
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 6/8/2026 soodhamaaday imtixaankii dawrada shareecada ee sacotay mudada bisha ah.

05/08/2026

kalmad kusocota:
dhammaan ardaydii ka faa'iidaysatay Dawradii Shareecada ee Xagaaga in la qabanayo imtixaankii k**a dambaysta ahaa ee lagu qiimaynayo aqoontii ay barteen.
maadaama imtixaanku yahay shuruud muhiim u ah helitaanka:
• Shahaadada ka-qaybgalka iyo guusha
• Abaal-marinnada ardayda ku guulaysata kaalmaha h**e
• Aqoonsiga dadaalka iyo horumarka ardayga

15/07/2026

kamid ah cashirada dawrada kasocota al-iimaan oo uu soojeedinayo
.c/wali sheekh maxamed xaaji yuusuf
-iimaan

Sawiro:  Al-iimaanMaalintii labaad iyo dawrada kasocota Masjid Al-iimaan ee dagmada kaxda
12/07/2026

Sawiro:
Al-iimaan
Maalintii labaad iyo dawrada kasocota Masjid Al-iimaan ee dagmada kaxda

  Al-Iimaan – Degmada KaxdaMaanta oo ku beegan Sabti, 11/07/2026 (26/01/1448H), waxaa si rasmi ah uga bilowday Masjidka ...
11/07/2026

Al-Iimaan – Degmada Kaxda

Maanta oo ku beegan Sabti, 11/07/2026 (26/01/1448H),
waxaa si rasmi ah uga bilowday Masjidka Al-Iimaan ee Degmada Kaxda Dawrada Shareecada ee Xilliga Fasaxa.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu dawradan ka dhigo mid barakeysan, cilmigeedana ka yeelo mid anfaca ardayda, bulshada iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta. Aamiin.

  jimcaha ee bari waxaa akhrindoona  .Dr.maxamed c/kariin makaawi
09/07/2026

jimcaha ee bari waxaa akhrindoona
.Dr.maxamed c/kariin makaawi

📢 OGEYSIIS📚 Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iska diiwaangelisay Dowrada Cilmiga ah in la qaban doono Xafladda Daa...
05/07/2026

📢 OGEYSIIS
📚 Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iska diiwaangelisay Dowrada Cilmiga ah in la qaban doono Xafladda Daahfurka Dowrada.

🕌Waxaa laga codsanayaa dhammaan ardayda inay kasoo qaybgalaan xafladda iyagoo ay la socdaan waalidkood ama mas’uulkooda.
📖 Sidoo kale, isla maalintaas waxaa la qaybin doonaa kutubta lagu qaadan doono dowrada.
🕌Maalinta: Arbaco
🗓️ Taariikhda: 08/07/2026
⏰ Waqtiga: 8:00 subaxnimo (8:00 AM)
📍 Goobta: Masjidka Al-Iimaan.

🌿 OGEYSIISKA DAWRADA XAGAAGA 🌿Mu'asasada SAFA ee Dacwada iyo Horumarinta waxay si farxad leh ugu bishaaraynaysaa dhammaa...
03/07/2026

🌿 OGEYSIISKA DAWRADA XAGAAGA 🌿

Mu'asasada SAFA ee Dacwada iyo Horumarinta waxay si farxad leh ugu bishaaraynaysaa dhammaan bulshada in ay qabanayso:

DAWRADA XAGAAGA EE CILMIGA SHAREECADA

🕌 Goobta: Masaajidka Al-Iimaan, Degmada Kaxda

📅 Bilowga Dawrada:
Maalinta Sabtida
24/01/1448 Hijriyada
Oo ku beegan 11/07/2026

Dawrada waxaa lagu baran doonaa shan (5) maaddo oo kala duwan, waxaana bixinaya culimo aqoon iyo waayo-aragnimo leh:

1. Sheekh Dr. Yuusuf Maxamed Cilmi
2. Sheekh Dr. Cabdiwali Sheekh Maxamed
3. Sheekh Cabdiqaadir Sheekh Cumar
4. Sheekh Maxamed Muuse
5. Sheekh Maxamed Cabdullaahi

🌸 Dawrada Waxaa kasooqayb galikara dhammaan qofkas oo jecel barashada cilmiga Shareecada.

Address

Kaxda
Mogadishu

Telephone

+252614300270

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Al-Iimaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share