معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

معهد عمر بن عبدالعزيز  للعلوم الشرعية والعربية Waa machad lagu barto culuumta shareecada iyo luuqada carabiga

29/10/2025

Kalimada Maamulaha معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

الشيخ سعيد كوفي

Ee lagu sooxiray xafladda Qalin jabinta Dufcadii 1aad ee machadka

29/10/2025

Sheekh mohamed cismaan Allaha barakeeyee waxaa uu kamid ahaa dadkii nasiibka u yeeshay inay ka qeybgalaan xafladii lagu daahfuray
معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية waxaa uu kasheekeynayaa marxaladihii kala duwanaa ee uu machadka soo maray

28/10/2025

Kalimadii Sheekh Maxamad Aadan Waadi

27/10/2025

Dr Cabdulahi camiidka كلية الدعوة وأصول الدين .
Islamic University - Somalia الجامعة الإسلامية - الصومال
Kalimad Qiima badan oo uu ka jeediyay xafladii qalin jabinta Dufcadii 1aad Ee معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

26/10/2025

Suldaan maxamed cismaan kalimadii uu kajeediyay xafladda Qalin jabinta Dufcadii 1aad معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

24/10/2025

Xaflada Qalin jabinta Dufcadii 1aad ee kaqalin jabisay معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

22/10/2025

Cabdi raxmaan xasan oo kamid ah walidiinta معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

22/10/2025

cumar cabdi xayi cabdulahi oo ku hadlayay magaca qalin jabiya yaasha معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

21/10/2025

Sh C/Laahi gacmadheera
Oo kalimad kajeediyay xafladda Qalin jabinta
Dufcadii koowaad ee ka qalin jabisay معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

21/10/2025

Aadan gaarane cabdi
Cabdi raxman cabdulahi maxamed
Maxamed xassan Ismaaciil
O kamid ah ardayda ka baxday dugsiga dhexe. Ee معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

20/10/2025

Sh Yuusuf Cali Jaamac
Oo kalimad kajeediyay xafladda Qalin jabinta
Dufcadii koowaad ee ka qalin jabisay معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

20/10/2025

Suldaan cismaan cabdi cabdulle oo kamid ah waalidiinta معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية

Address

Daynile
Mogadishu
252

Telephone

+252619909100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد عمر بن عبدالعزيز للعلوم الشرعية والعربية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share