Hagaha qeyrka

Hagaha qeyrka Faafinta qeyrka

11/09/2021

Tawasulka Nabiga sc
Shiikh saalax macallin allaah dhowro

01/09/2021

Sifaadka nabiga SCW
Shiikh saalax macallin allaha noo caafiyo

01/09/2021

Mucjisooyinka Nabigeena Muxamed NNK
Waxaa nooga qisoonaya shiikh abuukar

Musanifkii ugu horeeyay ee sanifay kitaabka sarfigaKitaabka sarfiga waxaa wax ka qoray ama qof kii ugu horeeyay wax ka q...
08/07/2021

Musanifkii ugu horeeyay ee sanifay kitaabka sarfiga

Kitaabka sarfiga waxaa wax ka qoray ama qof kii ugu horeeyay wax ka qoray shiikhii weynaa Rabbi ha unaxariistee مُعاذ بن مسلم بن أبي سارة الهرّاء
Mucaad binu abii saarata al hirraa'

Shiikhu waxa uu ahaa qof ilaah ugu deeqay cumri dheeri waxaa la sheegaa in shiikha carruurta uu dhalay iyo kuwa ay sii dhaleen dhammaan tood ay geeriyoodeen iyagoo duq noqday asna uu cumrigiisa baaqi yahay

Shiikha waxa ay dadka kula kaftami jireen dadka oo waxa ay ku dhihi jiree doontii Nabi Nuux CS maad ka soo hartay
Shiikha allaha siiyo una siyaadiyo raxmadda rabbi

Haddaad ka heshay walaalo
iyo like inoo samee
@ page kana noo soo fallow garee mahad sanidiin

07/07/2021

MAAL MAHA SOO AADAN
AMA BISHA inagu soo foodo leh waxa inoo bilaabanayo xajka

Oo ah acmaasha ugu waa weyn ee islaamka

Waxaan soo gudbin doonaa maal mahaas ee ilaah nagu deeqay ee barakada badan wax yaabaha ku jira ee qeeraad ah oo qofka aan xaajiga aheyn loo sunneeyay waxaa kamid ah soonka oo la soomayo tobanka oo dhan iyo maalinta ugu fadliga badan tabankaas iyo xilliga laciidiyo
Waxaana loo soo maa sida tan

*AXADA* *11/07/2021* WAXAY KU BEEGANTAHAY *MAALINTA 1AAD* EE *BISHA CARAFO*

1) *AXADA* 11/07/2021
2) *ISNIIN* 12/07/2021
3) *TALADO* 13/07/2021
4) *ARBACO* 14/07/2021
5) *KHAMIIS* 15/07/2021
6) *JIMCO* 16/07/2021
7) *SABTI* 17/07/2021
8) *AXAD* 18/07/2021
9) *ISNIIN* 19/07/2021

FIIRO GAARA :-
*ISNIINTA* WAA MAALINTA *9KA* EE BISHA CARAFO WAXAA SOOMAYA MAALINKAA RUUXA AAN XAJINAYNIN OO AAN JOOGIN *CARAFA* .

*TALAADO* 20/07/2021
WAA MAALINTA *10KA* AH EE *CIIDUL ADXAA

*تقبل الله منا ومنكم صالح* *الأعمال. اللهم آمين يارب* *العالمين*
HADDAAD: kaheshay xogtaan

@ page like inoo saar
@ share inoo dheh
@ Na soona fallow garee

Mahad sanid
# Ballenteenu waa faafinta qeyrka

KACBADA: yaaa dumin doonaNABIGA SCW waxa uu yiri kacbada waxaa dumin doona shan shayare ama luga yare ayaa kacbada qarib...
06/07/2021

KACBADA: yaaa dumin doona

NABIGA SCW waxa uu yiri kacbada waxaa dumin doona shan shayare ama luga yare ayaa kacbada qaribi doono ama labada shansha yare midkii usaaxibka ahaa ayaa bur buridoona waxa uuna kamid yahay ninkaas xabashada waxana uu immaanayaa marka NABI ciise Cs uu geeriyoodo oo lagu agduugo NABIGEENa MUXAMED SCW

# FADLAN: Haddaad kaheshay حديث kaan

@ like inoo saar page
* share dheh
₩ Soona fallow garee mahad sanidiin inta aan mareegtaan ku saaxiibnay

BaLLENTEENU waa faafinta qeyrka

Taariikhda imaam kii weynaa Abuu xaamid binu muxamed binu muxamed binu muxamed al-gasaaliأبو حامد محمد ابن محمد ابن محمد...
05/07/2021

Taariikhda imaam kii weynaa Abuu xaamid binu muxamed binu muxamed binu muxamed al-gasaali
أبو حامد محمد ابن محمد ابن محمد (الإمام الغزاليّ
حجّة الإسلام)

Waa imaam faqii ah caalim ah si wacan uga dhex caan san mad habka imaamu shaafici wuxuu noolaa qarnigii afaraad iyo qarnigii shanaad inta u dhaxeysay

Cilmiga fiqiga waxa uu kuleeyahay saddax kitaab oo weyn ah oo kala ah Al wasiid, wal Basiid iyo wajiis saddaxdaan kutub uu imaamku leeyahay raximuhullaah waxa ay tiir uyihiin cilmiga fiqiga.
Waxa uu ahaa usuuli waxa uu leeyahay kitaab usuuli ah oo cilmiga usuuliga caan ka ah waana Al mustasfaa sidookalena waxa uu ahaa filasoof caan ah waxa uuna leeyahay kitaab ka hadlayo oo layiraahdo tahaatufu falaasifa waxa uuna ahaa suufi caabid ah waxa uuna ka qoray kitaab cilmiga tasa wufka ee suufida waxa uu ka qoray kitaab layiraahdo axyaa culumudiin

# Haddaad ka heshay like inoo saar share inoo dheh page inoo fallow garee mahad sanidiin

HADALLADII CAJIIB KA AHAA EEShiikhii weynaa ee Yaxye binu mucaad al-raaziWaxa uu dhihi jiray ILaaheeyow habeen ma wanaag...
04/07/2021

HADALLADII CAJIIB KA AHAA EE

Shiikhii weynaa ee Yaxye binu mucaad al-raazi

Waxa uu dhihi jiray

ILaaheeyow habeen ma wanaag sanaado illaa munaajaadkaaga mooyee maalinka ma wanaag sanaado illaa daacaddaada mooyee.
Aduunyada ma wanaag sanaato illaa digrigaag mooyee.
Aakhiro ma wanaag sanaato illaa cafwigaaga maahinee.
Janadu ma macaana illaa aragtidaada maahinee

haddaad ka heshay wax yaabaha aan soo galino page like iyo share inoo dheh soona fallow garee mahad sanid

Ballanteenu waa faafinta qeyrka

Shiiqii weynaa abuu suleemaan binu cabdiraxmaan Adahraani AYAA waxa uu yiri oraah cajiib ah oo ah Wax kasta oo qalbiga i...
04/07/2021

Shiiqii weynaa abuu suleemaan binu cabdiraxmaan Adahraani

AYAA waxa uu yiri oraah cajiib ah oo ah
Wax kasta oo qalbiga iiga soo dhaco ma qaato ilaa aan u helo labo marqaati oo caadil labadaas marqaatina waa kitaabka rabbi iyo sunnada NABIGA SC

Allaha inagu xafido Kitaab ka iyo sunnada nabiga SC

Fadlan faafi qeyrka

# like iyo share inoo dheh page soona fallow garee mahad sanid

03/07/2021

QISASKII cajiibka ahaay ee laga qoray Saxaabigii weynaa kana mid ahaa casharatu mubashiriin Zeyd Cali ilaah haka raali noqdee waxaa kamid ahaa

Maalin ayaa cumar oo ah amiirka mu'miniinta ku yiri saxaabigii xudeyfa waa sidee xaalkaaada kadibna xudeyfa waxa uu yiri xaalkeyga mafiicno waayo aniga waxa aan jeclahay fidnada,waxa aan dhec bahay xaqqa
Kadib cumar ilaah haka raali noqdee wuu xanaaqay kadibna waxa uu arkay Zeyd cali
Zeyd cali ayaa ku yiri cumar amiirka mu' miniintoow yaa kaa careesiiyay markaas ayuu yiri waxa aan xaal wareestay xudeyfi kadibna waxa uu igu yiri fidnada waan jeclahay xaqqana waan dhec bahay.

Kadib cali ayaa waxa uu ku jawaabay xudeyfa waa runtiisa waa fidna wuu jecel yahay waayo ALLE SWC soo kuma oran quraan kiisa ilmihiina iyo hantidiina waa fidno annaga waxa aan jecelnahay ilmaha

Tankale xaqqa wuu dhec bahay waa sax waayo meydka waa xaq qofkasta oo anaga naga mid ahna wuu neceb yahay

Qisadaan wey neereed inta ugu xiisaha badneed ayaan kasoo qaatay

QEERKA ALLAHA INA WAA FAJIYO
Haddaad ka heshay qisadaan
Like iyo share inoo dheh pagekana soo fallow garee
Mahad sanidiin

03/07/2021

DHISMAYAASHA KALA DUWAN EE AY SOO MARTAY KACBADA

* Kac bada waxaa dhisay NABI AADAN cs
Kadib waxa dumiyay duufanaddii lagu halaagay qoomkii nuux ee ku caasinta alle layimid dib waxa uu dhisay NABI IBRAAHIM cs kadibna dhisiddii saddaxaad waxaa dhisay reer qureesh dhismihii qureesh kadib dowladdii CABDULLAAHI BINU ZUBEER ayaa nisay waxa uuna ku dhisay tamannigii NABIGA scw oo ahaa kabacda waxa aan udhisi lahaa sida uu NABI IBRAAHIM udhisay oo kale kadib ayuu cabdullaahi go aan saday in uu dhiso waxa uu NABIGA go aan saday SCw kadib waxaa dumiyay xajaaj binu yuusuf kadibna dhisay wanaa xilligii uu talinayay cabdul malik binu mar waan ilaa maantana waa dhismihii uu dhisay xajaaj

FADLAN: haddaad ka heshay warbixintaan like iyo share inoo dheh pagekana fallow garee

@ Hal ku dhigeenu waa faafinta qeyrka

Address

Karaan
Mogadishu

Telephone

+252614421360

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hagaha qeyrka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share