10/10/2023
Mantay waxaa si toos u bilowday Akhriska Qidmooyinka Quru'aanka kariimka iyo Tawasulka siyaarada Aabe Sheekh Xasan Yuusuf Al Marki ee socon doonta 40 maalin ayaa ka bilaabatay Xarunta Mowlacii weynaa Ee Sheekhu ka aasaasay Magalada Marka ee gobolka Shabeelada hoose.
Ziyaarada Maqbuul inshalah