16/05/2024
Geerida iyo Malaku mawdkuba sugi maayaan intaad ka noqonaysid ruux toosan ee adigu noqo ruux toosan oo sug geerida.
Ha ku dagmin aduunyada ku waari mayside, ha ilaabin geerida isa seegi maysaane, hana adeecin shaydaan halaag buu kula rabaaye.