30/03/2026
OGEYSIIS OGEYSIIS.
Waxa lagu wargelinayaa dhamaan Axbaabta ku xeran kitaabka
(الارشاد لابن المقرئ)
in daraasadii dib loo bilaabayo -in sha lah- subaxa axada
6/Abriil/ 2026. saacadiisii.
6;00Am [subaxnimo].
GOBTA: MASJIDKA XAJI MAHAD DIRIR.
Kasoo horjeedka hotel guuleed dhanka bari.
KA FAAIDEYSI WACAN.