Ahlu Al-Dikri اهل الذكر

Ahlu Al-Dikri  اهل الذكر ألا بذكر اللَّه تطمئن القلوب ❤️

08/10/2025

Kalmadii Sheikh Ilyaas Haji Ibrahim ee kulankii Culimada Aala Sayid Ahmed Bin Idriis.

03/10/2025

Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin u direeynaa Gudoomiyaha Golaha Culimada Aala Sayid Ahmed Bin Idriis oo loo magacaabay Sheikh Ismail Moalim Abdikarim Haji Ibrahim Yare.

Siyaaradii 56aad ee Sheikh Ibrahim Yare oo lagu soo gabagabeeyay Masaajidka Imaam Al-Shaafici ee Degmada Dharkeynley.
29/09/2025

Siyaaradii 56aad ee Sheikh Ibrahim Yare oo lagu soo gabagabeeyay Masaajidka Imaam Al-Shaafici ee Degmada Dharkeynley.

29/09/2025

Siyaaradii 56aad ee Sheikh Ibrahim Yare

07/09/2025

Nabi Amaan, Sheikh Farah Abukar xafladii Mooliidka/Dhalashada nabiga SCW ee lagu qabtay sanadakan Masjidka Omar Bin Khadab.
#مناسبة مولد النبوي الشريف

06/09/2025

Kalmad uu ka Jeediyay Sheikh Muhumed Ali Abdulle xafladii Mooliidka/Dhalashada nabiga SCW ee lagu qabtay sanadakan Masjidka Omar Bin Khadab.
#مناسبة مولد النبوي الشريف

31/07/2025

Kalmadii Sheikh Soomow, banaanbixii Siyaarada 119 aad ee Sheikh Ali Maye

31/07/2025

Kalmadii Sheikh Mukhtar Sheikh Shuute Sheikh Shariifow, Qatinka Siyaaradii 119 aad ee Sheikh Ali Maye

12/10/2024

Sheikh Ilyaas iyo Xil. Hon-Abdirizak Xusul oo Ka hadlay taariikhda Sheeqa weeynaa ee Sheeq Ibrahim Sheeq Mahamud ( Sheeq Ibrahim Yare )

10/10/2024

Banaanbaxa siyaaradii 55aad ee Sheeqeena Sheeq Ibrahim yare

10/10/2024

Live ayaan soo gali doonaa daqiiqado kadib, waa Banaanbixi siyaaradii weeyneyd ee sheeqeena Sheeq Ibrahim Yare, waana siyaaradii 55aad.

Address

Mogadishu

Telephone

+252619372009

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahlu Al-Dikri اهل الذكر posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Ahlu Al-Dikri اهل الذكر:

Share