18/08/2026
- -
Waxaa la ogeysiinayaa dalabatul-cilmiga in kitaabkii 4aad ee dawrada cilmiga sarfiga uu bilaabmi doono cawada oo arbaco ah, kitaabkuna waa الغيث الهطال شرح لامية الأفعال
Waxaana akhrin doono فضيلةالشيخ عبد الشكور معلم عمرعبد
: Masjidu Fatxi raxman مسجد فتح الرحمن
: Habeenada Arbaco iyo Khamiis