Moolaca Sheekh Cabdulqaadir

Moolaca Sheekh Cabdulqaadir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moolaca Sheekh Cabdulqaadir, Religious organisation, Mogadishu.

16/08/2025
Saaxibu sajaadaha  Dariiqada  Sheekh Yasin Sheekh Cabdulqaadir Ayaa ka sheekey yay, Taaariqda Sheekh Cabdulqaadir Sheekh...
03/12/2024

Saaxibu sajaadaha Dariiqada Sheekh Yasin Sheekh Cabdulqaadir Ayaa ka sheekey yay, Taaariqda Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Cabdulahi waxa uu ka mid ahaa Culumada caanka ah ee Soomaliyeed ee had iyo jeer la sheego, oo mar walba la hadal-hayo, waana Sheekha aasaasay Mowlacyo, Lagu barto Diinta Islaamka,Allaha u naxariisto Sheekha, Waxa uu noolaa 49 sano qiyaastii .Taariikhdu markii ay ahayd 02\03\1941 M, Ama 04\02\1360 H ayuu ku dhashay gobol Banaadir waxa uuna geeriyooday 06\11\1990 M, aMA 18\04\1411 H,Sheekha waxaa lagu xusuustaa rabbeynta nafta, iyo faafinta Diinta, iyadoo ay ku soo xirmeen dad badan,Sheekha ayaa kula dardaarmay Dadka Soomaalida in yeey qabsadaan Diinta meel kasto ee joogaaan ,

Saaxibu Sajaadaha Dariiqada uweysiya qadiriya   𝗦𝗛𝗜𝗜𝗞H  YASIN SHEEKH CABDULQADIR SHEEKH ABDULAHI oo u du ceeyay Dalka iy...
02/12/2024

Saaxibu Sajaadaha Dariiqada uweysiya qadiriya 𝗦𝗛𝗜𝗜𝗞H YASIN SHEEKH CABDULQADIR SHEEKH ABDULAHI oo u du ceeyay Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed Aaamiim yaarabbi

26/01/2024

Asc
Jumco mubaarak
Shacamka Soomaaliyeed meel kasto oo aad joogtaan nabad ku noolaada Ilaaah idinkiisa
GUULEESTA

17/11/2022

WAA BANNAANBIXII SHEEKHEENNA JALIILKA AH 𝗦𝗛𝗘𝗘𝗞𝗛 𝗖𝗔𝗕𝗗𝗨𝗤𝗔𝗔𝗗𝗜𝗥 𝗦𝗛𝗘𝗘𝗞𝗛 𝗖𝗔𝗕𝗗𝗨𝗟𝗟𝗔𝗔𝗛𝗜 𝗖𝗔𝗦𝗔𝗥.

OO SIHABSAMI LEH UGA SOCOTA DAGMADA KARAAN GAAAR AHAAN SANCA

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moolaca Sheekh Cabdulqaadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share