WAANO

WAANO ASC Page Kaan insha'allaah waxaad ka heli doontaan wax walba oo wax u taraaya noloshaada iyo geerida waxaad ka helaysaa waanooyin ku anfaca

08/05/2022
09/02/2022

Asc walalayal
Lix iyo Toban faa'iido oo laga helo
cabsida ilaahay subxaanahu watacaalaa.

1. Dadka ilaahay ka cabsada waxa
loogu bushaareeyey khayr oo dhan.
(الَّذِينَ آمَنُواْ وَكَانُواْ يَتَّقُونَ لَهُمُ الْبُشْرَى)

2. Dadka ilaahay ka baqa wuu
kaalmaynayaa waana caawinayaa.
( إِنَّ اللّهَ مَعَ الَّذِينَ اتَّقَواْ وَّالَّذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ)

3. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu ku
arsaaqayaa inay cilmiga fahmaan oo ku
toosaan ilaahayna waa toosinayaa swt.
(يِا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ إَن تَتَّقُواْ اللّهَ يَجْعَل لَّكُمْ فُرْقَاناً ).

4. Dadka ilahay ka baqa wuxuu
ka tirtiraa xumaantii ay sameeyeen.
(وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يُكَفِّرْ عَنْهُ سَيِّئَاتِهِ وَيُعْظِمْ لَهُ أَجْرًا )

5. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu
u sahlaa arimahooda.
(وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مِنْ أَمْرِهِ يُسْرًا)

6. Cidii ilaahay ka baqdaa way
liibaanaysaa aakhiro iyo aduunba.
(وَاتَّقُواْ اللّهَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ )

7. Cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka
faydayaa dhibaatada iyo kurbada.
(وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا )

8. Cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka
arsaaqayaa meel aanu ka filayn.
(وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لا يَحْتَسِبُ )

9. Cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka
badbaadinayaa cadaabka iyo ciqaabka.
(ثُمَّ نُنَجِّي الَّذِينَ اتَّقَوا )

10. Cidii ilaahay ka cabsata wuxuu
helayaa sharaf iyo fadli.
(إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ).

11. Cidii ilaahay ka cabsata wuxuu ku
kaalmaynayaa sarayn dadka kale ay ka sareeyaan.
(وَالَّذِينَ اتَّقَواْ فَوْقَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ)

12. Cidii ilaahay ka cabsata ilaahay
ayaa jeclaanaya waana ta ugu wayn.
(إِنَّ اللّهَ يُحِبُّ الْمُتَّقِينَ)

13.Cidii ilaahay ka cabsata wuxuu u
saafiyeynayaa quluubtiisa wuxuuna ka
koryeelayaa qalbi qalalka iyo xumaanta.
(فَإِنَّهَا مِن تَقْوَى الْقُلُوبِ)

14. Cid aan ilaahay ka cabsan waxba k**a aqbalo.
(إِنَّمَا يَتَقَبَّلُ اللّهُ مِنَ الْمُتَّقِينَ )

15. Cidii ilaahay ka cabsataa maalinta
qiyaame dhibkeeda aamin ayay ka yahiin.
(إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي مَقَامٍ أَمِينٍ)

16. Cida ilaahay ka cabsataa waxay
helayaan liibaanta iyo nicmada rabi.
(إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي جَنَّاتٍ وَعُيُونٍ)

Yaa Allah nagu arzuq cabsidaada…
Walal haka bakhaylin khayrka walalka oo share garee mahasanidin
WAANO

21/07/2021

عيد الاضحي المبارك

10/03/2021

يانفس الم تظفري لا تجزعي listen 👂 to your headphones 🎧

11/07/2020

Faafi kherka mar walba iyo goor walba

24/04/2020

RAMADAN KARIIM ALL MUSLIMS ..................................
رمضان كريم كل المسلمين
❤❤🕋🕌🕋❤❤

22/04/2020

Advice of fathers Shaikh Khalid please share

07/02/2020

١٠ نصائح نظرتك للحياة

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WAANO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to WAANO:

Share