Somali Christian Women

Somali Christian Women Inaanu Injiilka Ciise Masiix ee badbaadada iyo rajada bixiya la qaybsano haweenka Soomaaliyeed

Our purpose is:
-To be a voice for the Somali Christian women — letting their voice to be heard.
-Praying and encouraging the Somali Christian women.
-Teaching them the Word of God and informing them the Christian resources available for women (Bible study lessons, radio programs etc.) which would help them to grow in their faith.
-Connecting them to other Christians so they could get the support they need in times of crisis.

24/12/2025
27/11/2025

Qasiido Soomaaliyeed!
Somali Christian Women Somali Gospel TV

Madaxda Soomaaliyeed waa kuwa adduunka ugu musuqmaasuq badan. Shacabkoodiina halaag bay u horseedeen. Somali Christian W...
24/11/2025

Madaxda Soomaaliyeed waa kuwa adduunka ugu musuqmaasuq badan. Shacabkoodiina halaag bay u horseedeen. Somali Christian WomenSomali Gospel TV

17/11/2025

Aayado Injiilka laga soo qaaday. Ku nasteexayso. Somali Christian WomenSomali Gospel TV

12/11/2025

Toobadkeenka runta ahi wuxuu ka yimaaddaa qalbiga. Ilaahayna kaas wuu aqbalaa. Somali Christian WomenNoloshaCusub

03/11/2025

Sidii Mucjisada ahayd Maryantii bikrada ahayd u uuraysatay Ciise Masiix. Somali Christian WomenSomali Christian WomenNoloshaCusub

29/10/2025

Akhrinta aayado Injiilka ka tirsan.
Somali Christian Women Somali Gospel TV

02/10/2025

Ilaahay ugu mahadnaqa salaadihiina
Somali Christian Women

Dumarka Soomaaliyeed waa laf-dhabarta ummaddooda.Somali Christian Women
24/09/2025

Dumarka Soomaaliyeed waa laf-dhabarta ummaddooda.
Somali Christian Women

Waa muhiim in midkeenba ka kale caawiyo, si bilaa shuruud ah, sida Ilaahba bilaa shuruud inoo caawiyo.
29/08/2025

Waa muhiim in midkeenba ka kale caawiyo, si bilaa shuruud ah, sida Ilaahba bilaa shuruud inoo caawiyo.

Guurka xalaasha ahi waa hal nin iyo hal naag - Ilaahay iyo dadka hortooda. Wixii intaa ka soo hadhaa waa sino. Fikraddaa...
13/08/2025

Guurka xalaasha ahi waa hal nin iyo hal naag - Ilaahay iyo dadka hortooda. Wixii intaa ka soo hadhaa waa sino. Fikraddaada nala wadaag. Somali Christian Women Somali Gospel TV

Address

Mogadisho

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Christian Women posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Somali Christian Women:

Share