صحوة الاسلامية

صحوة الاسلامية هذا الصحيفة تعمل علي إحياء جهد نبينا محمد صلي الله عليه وسلم ونشر دعوته في شتي بقاع الارض

31/08/2017

Afar qof Allah ayaa jecel.

Kuwa dartii isku jeclaada.
Kuwa dartii isku booqda.
Kuwa dartii iskugu yimaada (si ay cilmi ama wanag ukala faaiidaystaan).
Kuwa dar Allah maalkood ula baxa.

Allaha naga yeelo kuwii eebe jeclaado

Subxanallaah hda dhimatid adiga aqriyay ducada hoos ku qoran kuna kalsoon waxaad kamid tahay ahlu jannaha
27/12/2016

Subxanallaah hda dhimatid adiga aqriyay ducada hoos ku qoran kuna kalsoon waxaad kamid tahay ahlu jannaha

Naftani waaraanti maleh Ninkii shaley wiil ahaa Wadaamaha saarsan jirey Cidna aan Ka waaban jirin Maantuu waayeel yahoo ...
14/04/2016

Naftani waaraanti maleh
Ninkii shaley wiil ahaa
Wadaamaha saarsan jirey
Cidna aan Ka waaban jirin
Maantuu waayeel yahoo
Muruqi waydoobayoo
Itaal yari wiiqdayoo
Wixii u haraa yar ee
Waanada qaatoo dadyahow
Salaadaha waajibkiyo
Waysada ku aroora

hooyo ifka hiba ku noolow aakhirana halkii roon
07/02/2016

hooyo ifka hiba ku noolow aakhirana halkii roon

06/01/2016

allaaaah wuxuu dhaafaa dhamaan danbiyada

حديث الليلة
04/01/2016

حديث الليلة

حديث الليله
02/01/2016

حديث الليله

حديث ألليلة
30/12/2015

حديث ألليلة

30/12/2015

aad u hesho malin wanaagsan dadka dhexdisa
1)toos subaxdii adoo faraxsan
2)farxad geli walaalkaa
3)dadka muslimka salaamta ku bilaw
4)dadka magacyadooda ugu yeer
5)qof kasta ula dhaqan in uu muhiim kuyahay agtaada
6) ha xaasidin walaalkaa

30/12/2015

alow janada na gali naartana naga badbaadi

waligaa alle dartii hal maalin xataa ma u baxday aloow idin xifdi dadka allah dinkiisa ka shaqeynayo
29/12/2015

waligaa alle dartii hal maalin xataa ma u baxday aloow idin xifdi dadka allah dinkiisa ka shaqeynayo

Address

Terty Streat
Mogadish
450019

Telephone

00252615450019

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when صحوة الاسلامية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share