16/05/2024
Gudomiyaha Dacwada Iyo Horumarin ta Golaha Dacwada Al-Irshaad Ee Deegaannada Boocame Mahdi Rashad Sheikh Cali
Ayaa Gudiga Taakulayn ta musiibadii ka Dhacday Dagmada Balli-Hadhac Ku wareejiyay Lacag Dhan 7,570$ oo Laga Soo Uruuriyey Deegaannada Kala h Boocame Karin Iyo Dan Lacagtaas waxaa gudoomay Gudiga Taakulada oo Uhorreeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha xildh Sheikh Aadam wali Iyo xildh sh Daahir .
Isha ; Markaz ka Dacwada Iyo Horumarin ta Deegaannada Boocame