22/04/2026
"موتُ العالِم ثُلمةٌ في الإسلام لا يسدّها شيء"،
- إنَّ العيْن لتَدمع وإنَّ القَلب ليَحزن وإنَّا عَلى فراقك يا شَيخنا"الشيخ داؤود حرس عليه رحمة الله رحمة واسعة
لمحزُونُون ولا نُقول إلا ما يُرضي ربَّنا.. إنَّا لله وإنَّا إليهِ رَاجعُون.
- فُجعنا برحيل شيخنَا الشَّيخ الفقيه الجليل الشيخ داؤود" تغمَّده الله برحمتِه، رحَل ومَا زال في نفْسه شيءٌ كثير من العَطاء العِلمي الَّذي أرَاد نشرُه، وبرحِيله طُويت صَفحةٌ من صَفحَات العِلم.. وهكَذا يذْهب العِلم، وايم الله سيَدفنُ علمٌ كَثير.
- قال الحسنُ البصريُّ: "موتُ العالِمِ ثُلْمةٌ في الإسلامِ، لا يسدُّها شيءٌ ما طُرِدَ اللَّيلُ والنَّهارُ".
- مصيبة موت العلماء!
Waxaa geeriyooday caalim dunida muslimiinta ah u ahaa tiir weyn kana Mid ahaa laf dhabarta bulshada Soomaaliyeed, Waxuu ahaa astaanta nabada, xidig inoo ifayay oo aan in badan anfacsanay nuurkiisa, Waxuu ahaa hogaamiye ku suntan zaahid, Caabid, Caalim ah oo ay bulshada ka waraabeen Cilmiga, Waxuu door muhiim ah kulahaa dib u heshiisiinta ummadda , dowlad dhiska dadka iyo dalka Soomaaliyeed .
Sheikh Da’ud Xersi Raxmadiisa iyo Raali Ahaanshahiisa Allaha siiyo, waxaan ehelka, Culimada iyo Qaranka Soomaaliyeed uga tacsiyeenayaa geerida Sheekhul baledka Degmada Caabudwaaq sheekheena Sh Da’ud Xersi ku timid.