Ahmed Ibrahim

Ahmed Ibrahim "Individually, we are one drop. Together, we are an ocean." - Ryunosuke Satoro ujeedkeenu waa ka shaqaynta hormarinta umada somaliyed

20/05/2026

Dhibka somali haystaa waa mid qofkasta qayb ka yahay.
Cidkastaana dhinaceeda ayay ka qooshataa
Siyaasi- madax wayne - xog hayn
Ganacsade- dukaan -
Maamule - macalin
Taliye - askari
Dakhtar - nursing
Engineer fundi - xamaali
Maamul iyo sgaqaale hoosaad
Haddii xal larabana waa in cidkasta joojisaa inteeda ugu yaraan
Ama
La helaa awood inawada muquunisa.

15/05/2026

Madaxwaynuhu in uu waqtiga kororso ma xumo haddii shaqo socoto !!!
Lkn meesha aan biil ka raadsado waliba biilkaygana aan kugu dhibo helidiisa wax la arkay la maqlay ma aha.

Madaxwayne ku darsado lkn bal hal Aganda oo guushiisa aan ka dhursugno oo wax ku ool inoo sheeg.

Caqli iyo aqoon aragti ka madhan waxaa dhaama lexjeclaale aan cilmi badan lahayn lkn Daacad ah.
Somalia Dal hodan iyo bulsha maskaxda ka faqiir ah.

21/04/2026

PhD iyo masters kuwii haystshafay furi kari waaye
Caqabadaha hortaagan Dawladnimadeena
Maxaa xal ah
Xagee àyaan Aadnaa

04/04/2026

Maraynkii nin meel loo wado u ekaa
1 diyaar bay dhawr kale ugu sii dareen.

Kaaga sii darane qawaanintii dunida intay ku qabaysteen ayay hadana leeyahay Iraaan nidaamkii caalamiga ahaa ee biyaha ha dhawrto.
Sharciga in jeebka gashteen waa iloobeen.

قالت العرب قديما.لا ترافق: حديث السن... وحديث الغنى...وحديث القيادة..لا تعاند: قديم المهنة ...وقديم المعرفة .. وقديم الج...
20/01/2026

قالت العرب قديما.

لا ترافق:
حديث السن... وحديث الغنى...وحديث القيادة..

لا تعاند:
قديم المهنة ...وقديم المعرفة .. وقديم الجيرة.

لا تطعن في:
نظيف الشرف...ونظيف السمعة...ونظيف اليد

لا تجامل:
قليل العقل ..وقليل الخبرة.. وقليل الخير.

لا تتحدى:
قوي الايمان ...وقوي العضلات ...وقوي الذاكرة.

لا تشاور :
ضعيف الشخصية ..وضعيف النفس ..وضعيف الحجة.

لا تتجاوز؛
كبير القلب.. وكبير الهمة ..وكبير الميعاد.

لا تنس:
واسع الأفق...وواسع البال... وواسع الحيلة.

لا تُقنع :
ضيّق الخلق... وضيّق النظرة...وضيّق التفكير.

لا تجادل :
صغير العقل.. وصغير السن.. وصغير التجربة.

عندما نبتسم في وجه الألم، نكتشف أن هناك جمالًا حتى في أسوأ اللحظات. فالألم يعلّمنا أن نرى النور في أعماق الظلام.
17/01/2026

عندما نبتسم في وجه الألم، نكتشف أن هناك جمالًا حتى في أسوأ اللحظات. فالألم يعلّمنا أن نرى النور في أعماق الظلام.

17/01/2026

Haddii gudigii doorashada u shaqaale u noqonayo ninkii magacaabay.

Haddii kii shaqada iyo shaqaaluhu yahay xog-haynta masuulkii magacaabay.

Haddii gudoomiyihii maxkamada dastuuriga ah loo diiday jeeb ku jire ayuu noqon.

Ee dalkan asaga lee malahoo maan uga samirnoba odayga.

Ee waayahaye odoyow aan kuu dhaafno kursiga intee noo wadaa, cimrigu waa ayaamo waqtiguna waa koobanyahay maxaad rabtaa in aan dadka dalalka iyo dunida kusoo biirino.

Ma bur caws ah oo neefkasta goosto ama cidida ku majuujiyo ayaan noqonaa.

Jab dunidu way soo wada martay?
Kana soo kabatay!

War yaa somali maxaa kuu dan ah
Dantii moogow!
Qabyaalad
Dhiig banaysi
Dulmi
Aragti gaabni
Dulmi
Isla wayni been ah
Iyo qalfoof madhan
Miyaan kusii jiri karnaa.

Xaasha lilaahi
Dunidu way hardamaysaa nin kaan caloosha dhuuqsana way riiqaysaa.

War yaa somali
Adigaa basharka ugu tabar badan ugu adkaysi badan lkn see meel ugu wada jihaysanaa.
Maxaa inakala dhantaalay.
Shalay hadaan is khilaafnay kala irdhownay aragnay faaiidada kala tagga maanta ma waynaan dib u midoibi karayn heshiin karaynin.

Waxaa ii muuqata in ay fashilmeen dhamaan siyaasiyiinteena maanta joogaayi waayo waxay ku shaqeeyeen wax fiican ma ahayn waa 4.5, wax xikmad ahna maysan ku darin sidaa daraadeed waa in dib loogu laabto laga tashtaa waliba laga tagaa 4.5
Waayo waa xaabada qabyaalada
Waa in lahelaa madax umadu ehel xigto iyo walal u tahay u wada naxa u wada damqada si simana ugu wada adeega

الصومال يلغي جميع الاتفاقيات المبرمة مع الإمارات (بعد انسحابها من اليمن) قرر الصومال إلغاء جميع الاتفاقيات المبرمة مع دو...
12/01/2026

الصومال يلغي جميع الاتفاقيات المبرمة مع الإمارات

(بعد انسحابها من اليمن) قرر الصومال إلغاء جميع الاتفاقيات المبرمة مع دولة الإمارات، ردا على اتخاذ أبو ظبي خطوات "تقوّض سيادة البلاد ووحدتها واستقلالها"، بحسب بيان لمجلس الوزراء الصومالي.

وأوضح البيان أن مجلس الوزراء أنهى جميع الاتفاقيات مع حكومة دولة الإمارات العربية المتحدة، بما في ذلك الوكالات الحكومية والكيانات ذات الصلة، والإدارات الإقليمية داخل البلاد.

وقال البيان إن هذا القرار يشمل جميع الاتفاقيات والتعاون القائم في موانئ بربرة وبوصاصو وكيسمايو.

وأضاف أن إلغاء الاتفاقيات مع الإمارات بما فيها الأمنية والدفاعية، جاء "استنادا إلى تقارير وأدلة قوية تتعلق بإجراءات سلبية تمس سيادة البلاد ووحدتها الوطنية واستقلالها السياسي".

وماذا عن الاقاليم هل هم موافقين ام مخالفين؟

29/12/2025

Xil iyo xoolaba anaa isla raba, wixii soo dhalala boorsooyinkaygaan ku guran,
Dantayda mooyee tu kale u joojin maayo,
Hadana waxaan sii ahaan masuulkiina waliba 5 cusub.
Waa dhaqanka saxda ah ee wadadka xaaraanta macaansaday ee somaliya ka arimiya.
Somali haddii la rabo in ay sii jirto waxay u baahantahay diin dad iyo dal yaqaan gaajada qaata askarta wax la cuna cadaalada waxkasta ku dhisa, dhalaaliya aqoonta iyo caqliga bulshada somaliyed si natiijo loogaadho,
Joojiya kaalmo kasta oo shuruud ku xidhantagay, hindisa in nolosha somaligu ku xidhantahay khayraadkeena iyagana lala soo baxo waliba si dhaqsi ah cilmiyaysan caalamiyaysan.
Waxaan u baahanahay hogaan qofkasta ehel walal ader Aabo u ah maya ma dharge maxaa iga galay dhahaya,
Ficilka masuulku waa jaangooyaha dareenka bulshada daacadnimo aan boodh isku qaris ahayn ayay somali u bugtaa.

Address

Agan Place Hotel
Kismayo

Telephone

+252615832422

Website

http://waamowaste.com/, http://drjiite.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Ahmed Ibrahim:

Share