Masjid Al-ansaar

Masjid Al-ansaar الصفحة الرسمية لمسجد الأنصار في هرجيسا القائم عليه فضيلة الشيخ عبدالله حسن حاشي البربراوي حفظه الله.

10/06/2026

🔴 LIVE: Casharka 50aad - Kitaabka 𝐌𝐢𝐧𝐡𝐚𝐚𝐣𝐮 𝐃𝐚𝐚𝐥𝐢𝐛𝐢𝐢𝐧 || Sheikh Cabdullaahi BarMasjid Ar-rashiid HargeisaAr-rashiid Hargeisa

09/06/2026

🔴 LIVE: Casharka 49aad - Kitaabka 𝐌𝐢𝐧𝐡𝐚𝐚𝐣𝐮 𝐃𝐚𝐚𝐥𝐢𝐛𝐢𝐢𝐧 || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi

🕌 Goobta: Masjid Ar-Rashiid Hargeisa

📌OGAYSIIS: ​Waxaa dhammaan jamaca masjidka iyo  dadweynaha ku dhaqan xaafadda iyo nawaaxigeeda lagu wargelinayaa in Sala...
26/05/2026

📌OGAYSIIS:

​Waxaa dhammaan jamaca masjidka iyo dadweynaha ku dhaqan xaafadda iyo nawaaxigeeda lagu wargelinayaa in Salaadda Ciidda (Ciidul-Adxa) ee sannadka 1447H / 2026 lagu tukan doono, Masjid Al-Ansaar.

​Taariikhda: 27 / 05 / 2026 (Maalinta Arbacada ah)

​Waqtiga: 7:20 Subaxnimo (7:20 AM) oo sax ah..

14/05/2026

🔴 LIVE: Casharka 48aad - Kitaabka 𝐌𝐢𝐧𝐡𝐚𝐚𝐣𝐮 𝐃𝐚𝐚𝐥𝐢𝐛𝐢𝐢𝐧 || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
🕌 Goobta: Masjid Ar-Rashiid Hargeisa

13/05/2026

🔴 LIVE: Casharka 47aad - Kitaabka 𝐌𝐢𝐧𝐡𝐚𝐚𝐣𝐮 𝐃𝐚𝐚𝐥𝐢𝐛𝐢𝐢𝐧 || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
🕌 Goobta: Masjid Ar-Rashiid Hargeisa.

12/05/2026

🔴 LIVE: Casharka 46aad - Kitaabka 𝐌𝐢𝐧𝐡𝐚𝐚𝐣𝐮 𝐃𝐚𝐚𝐥𝐢𝐛𝐢𝐢𝐧 || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
🕌 Goobta: Masjid Ar-Rashiid Hargeisa. See less

09/05/2026

Xoojinta walaalnimada iimaanka || Dr Guulleed Axmed Cabdillaahi

📢 Ogeysiis Muhiim ahMaamulka *Masjidka Al-Ansaar*– _Hargaysa_waxay ku wargelinayaan dhammaan dadka jecel barashada axaad...
04/05/2026

📢 Ogeysiis Muhiim ah

Maamulka *Masjidka Al-Ansaar*– _Hargaysa_
waxay ku wargelinayaan dhammaan dadka jecel barashada axaadiista suubanaha صلى الله عليه وسلم , in la bilaabayo:

📘 Kitaabka: Jawaamicul Akhbaar

Waxaa dhigaya:
Nuuradiin Bulbul Al-Athari

📍 Goobta:
Masjidka Al-Ansaar – Xaafadda Idaacadda

🗓️ Maalmaha:
Habeenka Arbacada iyo Khamiista

⏰ Waqtiga:
Salaadda Maqrib kadib

📅 Taariikhda:
18 / 11 / 1447H
05 / 05 / 2026

🔸 Fiiro gaar ah:
dumarku waa ka faaidaysan karaan

  HALKAN MAHADNAQ BALAN SIDO KALE UGA DIRAYANA   IYO
30/04/2026

HALKAN MAHADNAQ BALAN SIDO KALE UGA DIRAYANA IYO

30/04/2026

Address

26 June
Hargeysa
25263

Telephone

+252634864333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Al-ansaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Masjid Al-ansaar:

Share

Category