Jimciyatu Nuur Al-Huda جمعية نور الهدئ

Jimciyatu Nuur Al-Huda   جمعية نور الهدئ Jimciyada Nuur Al-Huda Ee Faafinta Diinta Islaamka

12/09/2017

asc

OGAYSIISWaxa la ogaysiinaya dadwaynaha cidii aan mashquul ahayn in cawa oo khamiis soo galayso 26-10-2016  maqib ka dib ...
26/10/2016

OGAYSIIS
Waxa la ogaysiinaya dadwaynaha cidii aan mashquul ahayn in cawa oo khamiis soo galayso 26-10-2016 maqib ka dib in muxaadiro lagu qaban doono MASAAJIDKA HUDA
Waxaana inoo soo jeedin doona asheekh al-qaari C/RASHIID CALI SUUFI
Ka faa idaysi wanaagsan

08/10/2016

​حكم صيام يوم عاشوراء​ ❔❕
صيامه سنة؛ لما ثبت في الأحاديث الصحيحة عن رسول الله صلى الله عليه وسلم من الدلالة على ذلك.

​العله من الصيام​
أنه كان يوماً تصومه اليهود لأن الله نجى فيه موسى وقومه وأهلك فرعون وقومه.

فصامه نبينا محمد صلى الله عليه وسلم شكراً لله، وأمر بصيامه .

​الضابط في صيامه​
شرع لنا أن نصوم يوماً قبله أو يوماً بعده، وصوم التاسع مع العاشر أفضل، وإن صام العاشر مع الحادي عشر كفى ذلك، لمخالفة اليهود، وإن صامهما جميعاً مع العاشر فلا بأس.

لما جاء في بعض الروايات: ( ​صوموا يوما قبله ويوماً بعده​ )

​حكم صومه مفرداً​
أما صومه وحده فيكره، والله ولي التوفيق.

07/10/2016

1- Ma ogtahay in aysan ducadaadu Noqoneyn mid aan la aqablin, marka aad ku celiso aadaanka oo aad ducada ka dambaysana aqriso.

2- Ma ogtahay ? Halkee ayaa dembigaaga ladhigaa marka aad tukanayso?
Rasuulku (NNKH) wuxuu yiri (qofka markuu saladaada galo dambigiisa waxa la saaraa madixiisa iyo qoortiisa, markasta oo uu sujuudo ama rukuucana wuu ka daataa).
kan rukuucda iyo sujuuda dadajiyow dheeree rukuucdaada iyo sujuudaada si dambi badani kaaga daato oo ajrigaas haka tagin. Qofka cilmi qariya qiyaamaha naar ayuu ku noqdaa!

3- Ma ogtahay? haweeney saalixa ah ayaa dhimatay. Qabrigeeda udgoon aya kasoo uri jiray marka ay dadku agmarayaan, ninkeedii ayaa wuxuu yiri Suuratu Al-(mulk) iyadoon aqriyin ma aysan seexan jirin.
Bishaarayso qofkii aqriskeeda caado ka dhigtow kuna dadaal cadaabul qabriga ayaa looga bedbaadaa. Usheeg qofkii aad jeceshahay anaba waan idiin jecelnahay waana idiin sheegnay!

4- Ma ogtahay? hadii aad aayatulkursiga aqriso salaad kasta gadaasheeda adiga iyo janada mowdka ayumbaa idiin dhexeeya!

5- Ma ogtahay? Salaada markaad tukato hadegdegin; meshaada fadhi intii muddo ah waayo malaa'igta ayaa rabigaa kuu baryeysa.
(ilaahow xusuusintayda sadaqa jaariya ah iiga dhig aniga iyo waalidiintayda iyo qofkii dira).

*Waxaa kula soo wadaagey jimciyada nuurul huda

30/09/2016

*_Hadii aad ogtahay walaalkaa ayaan ogayn ee faafi._*

1- Ma ogtahay in aysan ducadaadu Noqoneyn mid aan la aqablin, marka aad ku celiso aadaanka oo aad ducada ka dambaysana aqriso.

2- Ma ogtahay ? Halkee ayaa dembigaaga ladhigaa marka aad tukanayso?
Rasuulku (NNKH) wuxuu yiri (qofka markuu saladaada galo dambigiisa waxa la saaraa madixiisa iyo qoortiisa, markasta oo uu sujuudo ama rukuucana wuu ka daataa).
kan rukuucda iyo sujuuda dadajiyow dheeree rukuucdaada iyo sujuudaada si dambi badani kaaga daato oo ajrigaas haka tagin. Qofka cilmi qariya qiyaamaha naar ayuu ku noqdaa!

3- Ma ogtahay? haweeney saalixa ah ayaa dhimatay. Qabrigeeda udgoon aya kasoo uri jiray marka ay dadku agmarayaan, ninkeedii ayaa wuxuu yiri Suuratu Al-(mulk) iyadoon aqriyin ma aysan seexan jirin.
Bishaarayso qofkii aqriskeeda caado ka dhigtow kuna dadaal cadaabul qabriga ayaa looga bedbaadaa. Usheeg qofkii aad jeceshahay anigaba waan idiin jeclahay waana idiin sheegay!

4- Ma ogtahay? hadii aad aayatulkursiga aqriso salaad kasta gadaasheeda adiga iyo janada mowdka ayumbaa idiin dhexeeya!

5- Ma ogtahay? Salaada markaad tukato hadegdegin; meshaada fadhi intii muddo ah waayo malaa'igta ayaa rabigaa kuu baryeysa.
(ilaahow xusuusintayda sadaqa jaariya ah iiga dhig aniga iyo waalidiintayda iyo qofkii dira).

*Waxaa kula soo wadaagey walaalahiin oo idin jecel*
Jimciyada nuurul huda

Asxaabey waxaa Sabtida 3 Sep, kow ah 10 ka maalmood ee Maalmaha ugu fadli badan, camalka wanaagsanna Ilaahay ugu jecelya...
02/09/2016

Asxaabey waxaa Sabtida 3 Sep, kow ah 10 ka maalmood ee Maalmaha ugu fadli badan, camalka wanaagsanna Ilaahay ugu jecelyahay.. Salaadda ku dadaal, Qur'aanka ugu yaraan mar khatim, Sadaqa la bax, 9 ka beri ama intaad awooddo soon, Waalid u baarri fal, Qaraaba xiriiri, Miskiin Caawi, Masjid ku cibaadayso, cimro iyo xaj gudo, wax walba oo camal wanaagsan ah ayaamahaan ku dadaal, Ilaahay ha inna waafajiyo, camalka wanaagsan, walaalahana u sii gudbi..

08/08/2016
06/07/2016

Ilahay ha inaga dhigo kuwa sannad kan sannadkiisa ku gaadha nabad qab iyo caafimaad buuxa

06/07/2016

عيد مبارك كل عام وانتم بخير اصحابي
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

24/06/2016

العشرةالأواخر من رمضان الكريم
sidaynu wada ogsoonahay waxa aynu galay 10kii danbe ee ramadaan waana tuu rasuulku guntiga u adkaysan jiray waa inaynu cibaadada badinaa ooynu ka faa iidaysanaa khayrka ku jira oo ka midtahay habeenka (( laylatu qadri))الليلة القدري
kaas oo cibaadadiisu u dhiganto 1000 kun bilood anba 83 sano iyo dhawr bilood markaa walayaal waa inaynu cibaadada iyo adkaarta badinaa ilayana aynu kabarinaa inuu inaga aqbalo rabiyoow naga aqbal kharykaa ramadaanta

23/06/2016

Ma rabtaa inaad noqoto qof la tixgaliyo oo la jecelyahay, hadaba isku tarbiyee sifooyinkan 20ka’ah:

Badi dhoola cadaynta, waji furnaanta “ muusoodka “
Si run iyo daacadnimo ku jirto u amaan qofkii u qalma adigoo ka madhan laba wajiilanimada, soo jiidasho iyo nifaaqba.

Ka fogow muranka iyo dood badanba waayo waa bilowga canaadka, colaada iyo kala gu’ida e.
Ula dhaqan dadka oo dhan sida aad jeceshahay in laguula dhaqmo adiga.

Iska yaree canaanta una cudurdaar qofkii kugu gafa ( kugu khaldama )
Iska ilaali cadhada siday doonto ha ahaato’e waayo waxay fal shaydaan. La soco caafimaadka iyo caqligana aad bay ugu daran tahay.
Badi salaanta, waayo walaaltinimada ayay xoojisaa.

Hadii aad awoodo sii Hadiyad haba yaraato qiimaheedu’e, ehelkaaga iyo asxaabtaadaba.
Isbar inaad dhagaysato qofka kula hadlaya, barona habka wax loo dhagaysto inta aadan baran habka loo hadlo.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Thursday 20:00 - 22:00
Friday 20:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jimciyatu Nuur Al-Huda جمعية نور الهدئ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Jimciyatu Nuur Al-Huda جمعية نور الهدئ:

Share