Sheikh Husein Ali jabuti

Sheikh Husein Ali jabuti I hope to provide you with information and entertainment

29/09/2022

Intan dheh waad liibanyasaa akhiro iyo aduunba

22/07/2022

Qiso cajiib ah || Ala yasir iyo Nabi Mohamed scw HD || sheikh Husein Ali jabuti

Inna lilaahi Wa inna ileyhi raajicuun Waxaa Xalay Qoryooley Ka dhacday geeri xanuun badan Waxaa Dhimatay Walaashiin Hoda...
19/07/2022

Inna lilaahi Wa inna ileyhi raajicuun Waxaa Xalay Qoryooley Ka dhacday geeri xanuun badan Waxaa Dhimatay Walaashiin Hodan Cabdullahi cumar Oo Maalmo Ka hor idiinsoo weydiisaty ducada Wllhi Waa qaracmay markan maqlay β˜› Waa tan fariinteedii ugu dambeysy Ka hor inta eysan geeriyoon πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜’πŸ˜’πŸ˜’πŸ˜­πŸ˜­πŸ™πŸ™

``[`Fariin Dhiillo geeri Xambaarsan Oo idiinkaga timid Walaashiin `Hodan Cabdullahi Cumar😭
`Maalmo yar ayaan Noolaan doonaa Ka dib Waxaan rajeynaa in aan rabigeey la kulmi doono cudurka .πŸ˜₯ igu dhacay Ma aha Mid Aan la sii noolaan doono.

`Waxaan idiinka baryayaa DucadiinaπŸ‘πŸ‘ Oo ah in aan Caafimaad deg deg ah ku helo
Ama aad allaah iiweydiiso naxariis markaad maqasho dhimashadeyda.😭

Dhaqaatiirtu Waxeey igu war geliyeen Usbuuc kaliya in Aan noolaan doono Lkn Dhimashada iyo Noloshada Gacanta Rabbogeey ayeey Ku jirtaa Waa laga yaabaa inaan Dhinto Ama Noolaado Markaad Ducadiina ii Soo badisaan

Haddii Aan Geeriyoodo Usbuucaas ka dib kaligeey ayaa qabri U hoyan doono Carada hoosteeda. Ee ilaahey ayaan kugu dhaariyay Markii ay Ku Soo gaarto Khabar geeriyaadkeyga isoo Duceey ku faafi inta group aad ku jirto farriintaan hadey ku soo gaart😭

Daayo Siciid Cismaan Xaaji Xasan.

09/05/2022

Sheekadii Hassan Mataan (mataan ciideed)
Qaybtii 1aad Islaam122

16/02/2022

Qur'aan ku waa ka ugu mudan shay la faafiyo
Walaal faafi❀️

10/02/2022

Dikriga ale inay dadku faafiyan maxaa ka haysta horta
Xuman intaad fafinayso digriga ale faafi❀️

03/02/2022

Qur'aanka kariimka aH
muqalka gal like πŸ‘uun saar hakala bakhaylin

07/01/2022

Isku day dil Fahad yasin x.daahir

07/01/2022

Aabe Cali " Qabriga Gabadheyda k**a Tagayo Ilaa Kuwii Kufsaday ,Dilayna Cadaalada La Horkeeno "😭😭😭😭

19/05/2021

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheikh Husein Ali jabuti posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Sheikh Husein Ali jabuti:

Share