Nasir Omar elmi

Nasir Omar elmi dalbo waxaad u baahan tahay si laguugu keeno maslmo gudahood
iga soo wac 065900038
063441379

Vote Now! {AEAUSA 2024 NOMINEES}Category 29. Media Personality of the YearGiovani Caleb Giovani CalebBonang Matheba Bona...
22/10/2024

Vote Now! {AEAUSA 2024 NOMINEES}
Category 29. Media Personality of the Year
Giovani Caleb Giovani Caleb
Bonang Matheba Bonang Matheba
Lulu Hassan Lulu Hassan
Khaalid Foodhaadhi Khaalid Foodhaadhi
Konnie Toure Konnie Touré
Adam Mchomvu Adamchomvu
Ainka Will Ainka Will
Luthando "LootLove" Shosha Luthando LootLove Shosha
Toolz Toolz
Vj Adams
LINK IN BIO {www.aeausa.net}
10 Years of Inspiration, Celebrating the Power of Cultures and Entertainment

maalmo fog iyo  maalinteedii
10/09/2024

maalmo fog iyo maalinteedii

10/05/2024
GEEYE WAA WEHELKAAGAKADALBO *3000 # AMA WAC 3000 SOMTEL
19/01/2024

GEEYE WAA WEHELKAAGA
KADALBO *3000 # AMA WAC 3000 SOMTEL

01/01/2024

Wareega xiligu sameeyo
Is bedelkiyo wayihiisa
Waxbaa laga korodhsadayee
U noqo waayo arag naftaad
Hantina sharaftaa u weyne
Waligaa hays dhigin dhulkoo
Wariye ha ka noqon dhibkaaga

Abdi Yusuf Miino M

xalay oo dhan waxaan iibinaayey shidaalkii  deegaanka .... ee somaliland kuyuu bay ku jireen qoladii shidaalka sida biya...
29/09/2022

xalay oo dhan waxaan iibinaayey shidaalkii deegaanka .... ee somaliland
kuyuu bay ku jireen qoladii shidaalka sida biyaha u cabi jirtay ma maraykanbaa ma in giriisbaa ma jarmalbaa dee aduunkii oo dhan
waxaa ugu darnaa qoladii carabta ahayd oo igu tidhi yaa ahlul quraysh al haashimiya inagaa dad isu xigna wax walba idin siinyna
xataa daarihii iyo wadooyinkii dubai waan idiin soo raraynaa ee nagu soo wareejiya ceelakaa
hahahah ala maxaan xalay koodh ahaa ilaahoow run nooga dhig oo anagana iskaaya fahamsii oo quluubtayada noo midee
midhkaasi naga wada badanee

gudoomiyaha guud ee shirkadaha dahabshiil group oo maanta ka qayb galay  xaflada qalin jabinta ardayda jaamacada ADMAS
28/09/2022

gudoomiyaha guud ee shirkadaha dahabshiil group oo maanta ka qayb galay xaflada qalin jabinta ardayda jaamacada ADMAS

Address

Hargeisa

Telephone

+252634410379

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasir Omar elmi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share