Sheekh Maxamed Weli Sh Cabdirashiid

Sheekh Maxamed Weli Sh Cabdirashiid الصّفحة الرّسمية للشّيخ محمد ولي شيخ عبدالرّشيد إمام وخطيب مسجد الجامع القديم في هرجيسا - صوماللاند

25/05/2026

& Axkaanta Ciidda || Sh Maxamed Weli.

23/05/2026

ّين 🤲.

22/05/2026

ku sahabsan qaabka waanada la iskugu sheego || Sh Maxamed Weli.

  wa innaa ilayhi raajicuun. Naxariis janno Eebbe (SWT) ha ka waraabiyo aabbo Xaaji Cumar Maxamed Ileeye. Waxaan tacsi t...
21/05/2026

wa innaa ilayhi raajicuun. Naxariis janno Eebbe (SWT) ha ka waraabiyo aabbo Xaaji Cumar Maxamed Ileeye.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa marwadayda oo uu ahaa aabaheed, dhammaan qoyska iyo ehliga, anigoo Eebbe uga baryaya in uu samir iyo iiman ka wada siiyo, xaajigana Janatul Firdowsa uu ka waraabiyo.

 #القُدْسُ_لِمَنْ؟.
20/05/2026

#القُدْسُ_لِمَنْ؟.

19/05/2026

& awliyo-canjilka || Sh Maxamed Weli.

18/05/2026

|| Sh Maxamed Weli.

  waxaa bilatay bishii barakaysnayd ee Carafa, oo Carabiga ku ah Dulxijah. Waa bil ka mid ah bilaha xurmada leh ee Eebbe...
17/05/2026

waxaa bilatay bishii barakaysnayd ee Carafa, oo Carabiga ku ah Dulxijah. Waa bil ka mid ah bilaha xurmada leh ee Eebbe xurmeeyay, waxaana Rasuulka (NNKH) ka sugnaatay in tobanka maalmood ee ugu horreeyaa ay kuwa adduunyada ugu fadliga badan yihiin, camallada maalmahaa la sameeyaana ay yihiin kuwa Ilaahay agtiisa loogu jacaylka badan yahay.

Waxaana lagaga faa'idaysan karaa maalmahan:

1. Xuska iyo dikriga Ilaahay in la badiyo, sida takbiirta, tasbiixda, tahliisha iyo taxmiidda. Rasuulku wuxuu yidhi: "Badiya [maalmahan] dhexdooda tahliisha, taxmiidda, tasbiixda iyo takbiirta." (Waxaa soo saaray Axmed: 5446).

2. In la soomo, waayo Xafsa bintu Cumar waxaa laga soo weriyay in ay tidhi: "Afar Rasuulku k**a tegi jirin: soonka maalinta Caashuuraa iyo Tobanka [Dulxijah], saddex maalmood in bil walba laga soomo, iyo labada rakcadood ee salaadda Subax ka horreeya." (Waxaa soo saaray Nasaa'i (2416) iyo Axmed (26459).
Sidoo kale waxaa maalmahan ku jirta maalinta Carafo, oo soonkeeda lagu dhaafo dembiga sannadkii tegay iyo sannadka soo socda, sida Rasuulka (NNKH) ka sugnaatay.

3. Iyo guud ahaan camallada wanaagsan in lagu dedaalo, xumaanta iyo noocyadeeda kala duwanna la iska ilaaliyo, waayo Ilaahay wuxuu yidhi isagoo bilaha xurmada leh oo bishan Carafo ay ka mid tahay ka hadlaya: "Dhexdooda nafihiinna ha dulminnina."

17/05/2026

ah oo hadana Alle weyne u mahadnaqaya || Sh Maxamed Weli.

15/05/2026

ah || Sh Maxamed Weli.

14/05/2026

waa wiil yar oo lagu barbaariyey maxabbo.
#أهلُ_التصوفِ ربَّوهُ على خُلُقٍ ** فصارَ باللطفِ بينَ الناسِ مُشتهرا.

Address

Abdikariim Mooge
Hargeisa
MASJIDJAAMACALQADIIM

Telephone

+252634061573

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheekh Maxamed Weli Sh Cabdirashiid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share