Shaafici islamic online

Shaafici islamic online Waa madal aqoonta lagu barto

27/03/2026

Ku soo dhawaada shaafici islamic online ee barashada culuumta quraanka carabiga ka faaiidaysi wanaagsan

27/03/2026
22/01/2026

Shaafici islamic online ee barashada culuumta quraanka carabiga ka faaiidaysi wanaagsan

13/02/2025

Qiso cibro qaadasho mudan wax biixinta iyo sadaqada dahsoon
Waxa jiray wiil ku imtixaan cabitaanka khamriga waxa uu aad u cabi jiray xiliga dambe habeenkii
Habeen habeenada ka mid ah ayuu u baxay si uu u soo iibsado cunto uu ka horaysiiyo cabitaankiisa khamriga waxa uu la kulmay ey aad u dhaxamoonaaya oo gaajaysan waxa uu doonay in uu eygii u soo iibiyo cunto halka uu ka dooan lahaa khamriga iyo cunto
Eygii gurigii buu geeyey cunto wuu u qaaday u siiyo uuna seexiyey habeenkii dhaxantii wuu ka dedey
Wiilkii waxa uu soo toosay isaga oo qalbigiisa laga siibay wixii xumaan ee noloshiisa dhib ku haysay ee khamriga ayahd
Wax biixinta hayaraysanina guulo faro badan baa laga helaa if iyo aakhiroba

Xigasho tafsiirka sheikh fasal cali faarax
Aayadka ka waramaaya wax biixinta

Address

Hargeisa

Telephone

+252634275540

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafici islamic online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share