Madari Podcast

Madari Podcast Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madari Podcast, Gebiley.

Madari Podcast is an educational and community-focused media platform dedicated to interviews, discussions and social awareness programs that address education, leadership, culture and community development in Somaliland and the wider Somali community.

23/05/2026

“Dadka miyiga ka soo safra ee u socda Boosaaso si ay daryeel indho caafimaad u helaan, qaar ayaa jidka dhexdiisa kusoo indho beela” Dr Shiine

22/05/2026

Boorama imika dhow lixdan qof oo indhoole ah ayaa jooga, Burcana 300 oo qof oo u baahan qalliimo ayaa nagu sugaya.// DR Shiine

21/05/2026

Qofka maalintoo dhan shaqeenaya habeenkiina soo jeedaya // Dr Shiine

20/05/2026

Dhibaata in qol madow ama mugdi ah lagu isticmaalo moobil ama wax lagu daawado.

19/05/2026

Dhibaatada ajaanibka caruurta wax bara.

Diintu waa mudnaanta koowaad ee lagu ilaashado akhlaaqda iyo jiritaanka ummadda. Qarankuna waa sharafta dadka iyo ciidda...
18/05/2026

Diintu waa mudnaanta koowaad ee lagu ilaashado akhlaaqda iyo jiritaanka ummadda. Qarankuna waa sharafta dadka iyo ciidda ay ku mideysan yihiin, ummad diinteeda iyo dalkeeda dhowrata ayaa leh mustaqbal iyo karaamo.

Somaliland❤️

17/05/2026

Farqiga u dhaxeeya caafimaadka Indhaha, Caruurta ladnaanta ka dhashay iyo kuwa kale // Dr Shiine

15/05/2026

Afar qof isku family ah oo indho la'aa, daawo sheekadan // Dr Shiine

14/05/2026

Dhibaatada Moobilku ku hayo Caruurta // Dr.Shiine

Iskuulladda iyo madaaristu waa goobaha aqoonta iyo akhlaaqda lagu dhiso, ee maaha meel hablaha iyo ubadka lagu hor keeno...
13/05/2026

Iskuulladda iyo madaaristu waa goobaha aqoonta iyo akhlaaqda lagu dhiso, ee maaha meel hablaha iyo ubadka lagu hor keeno heeso, jaas iyo wax dhaawacaya dhaqanka iyo diinta.

Waa arrin murugo leh in meelihii lagu barbaarinayay ubadka bulshadeena maanta mararka qaar ay ka dhacaan dhaqan xumo lid ku ah anshaxa iyo dhaqanka suuban ee carruurta.

Waalidiintu waa inay si dhab ah ula xisaabtamaan iskuullada ay carruurtoodu dhigtaan, kana fiirsadaan waxa maskaxdooda iyo dhaqankooda lagu beerayo.

Haddii ardaygii xishood gurigooda kaga soo baxday fanaan ku hor jaasayo oo heeso iyo durbaan loo geeynayo, berri sidee looga sugayaa dhaqan wanaagsan, edeb iyo anshax suuban?

Bal suurayso uun heestii iyo jaaskii daabuurka laga qaaday iyo maadadii u horeysay ee tarbiyadu sida ay isku qabanayaan!!

13/05/2026

Muuqaalkan oo dhamaystiran oo uu Dr Shiine marti inoogu yahay waxaad ka helaysaan barteena Madari Podcast.

Address

Gebiley
DONE

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madari Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Madari Podcast:

Share