CAAM TV

CAAM TV waa madal cajiib ah oo loogu talagalay in lagu faafiyo aqoonta diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Barnaamijyadu waxay diirada saaraan sidii bulshada loogu soo bandhigi lahaa qisooyin taariikhi ah, markasta kuxirnow kuxirnow CAAM TV

08/08/2026

جاء رجلٌ إلى رسول الله -صلى الله عليه وسلم- فقال: يا رسول الله، من أحق الناس بحسن صحابتي؟ قال: (أمك)، قال: ثم من؟ قال: (أمك)، قال: ثم من؟ قال: (أمك)، قال: ثم من؟ قال: (أبوك
Hooyo dadka lamasinaa

04/08/2026

Doora shadii galmudug say udhacday
Saas maw e keed?

28/07/2026

Gabay utiriyay ustad Ali Abdullahi Salat
Kuna socda bulshada galmudu
Towfiiq cimaamada

25/07/2026

DEG DEG Sheikh Shaakir oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmada gadoon ee gobolka Galgaduud.

24/07/2026

Afhayayeenka odayaasha dhaqanka Gobalka mudug Caaqil Dhiin Sheikh Cabdi oo ka hadlay saan saan colaadeed oo ka soo cusboonaatay Gobalka mudug
Mudug colaad uma baahna

23/07/2026

*Warsaxaafadeedka Siyaarada Sheekh Yuusuf Sheekh Ibraahim (Direed) iyo Sheekh Maxamed Guuleed Kaarshe
Siifaafi

11/07/2026

Hadalka xildhibaanad in Lay xoogayo baa
Laga dheehan karaa maxay kulatahay adiga

08/07/2026

Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji o kamida ardada qalin jabiyaasha
Xaflada Qalinjabinta Qur.aanka Kariimka Dufcadii 5aad ee kaqalin jabisay

Sanadka 2026

07/07/2026

Kalimaadka Xaaji Cabdirizaaq
Xaflada Qalinjabinta Qur.aanka Kariimka Dufcadii 5aad ee kaqalin jabisay
مدرسة الرضوان لتقوية حفظ القرآن العزيز
Sanadka 2026

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CAAM TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share