Sh. Cabdiwali Jaamac Cigaal

Sh. Cabdiwali Jaamac Cigaal Kani waa bogga saxda ah ee lasoo galiyo muxaadarooyinka , Kutubta iyo duruusaha kale ee diiniga ah.

في أجواء إيمانيّة ، يغمرها السكون ، وتفيض بالطّمأنينة ، بحمد الله وتوفيقه قد تمّ لنا بيد الشيخ الوالد ؛ عبد الولي جامع ع...
19/08/2026

في أجواء إيمانيّة ، يغمرها السكون ، وتفيض بالطّمأنينة ، بحمد الله وتوفيقه قد تمّ لنا بيد الشيخ الوالد ؛ عبد الولي جامع عقال - حفظه الله - كتاب " حفظ العمر لأبي الفرج ابن الجوزي رحمه الله "
في مجلسٍ واحد بعد صلاة المغرب ، في القاهرة بمصر ، فجزاه الله عنّا وعن المسلمين كلّ خيرٍ .

بحمد الله وتوفيقه وامتنانه ، يسرّنا أن نعلن لجميع الراغبين في استماع الخيرات ، والمهتمّين بطلب العلم ، بأنّ فضيلة الشيخ ...
17/08/2026

بحمد الله وتوفيقه وامتنانه ، يسرّنا أن نعلن لجميع الراغبين في استماع الخيرات ، والمهتمّين بطلب العلم ، بأنّ فضيلة الشيخ ؛ عبد الولي جامع عقال- حفظه الله - سيعقد مجلساً واحداً بقرآة كتاب " حفظ العمر لأبي الفرج ابن الجوزي رحمه الله " وذاك في ليلة الأربعاء القادمة بإذن الله ، في القاهرة بمصر ، فكونوا على الموعد ، فجزاكم الله خيراً .

10/07/2026

نا لله وإنا إليه راجعون.

Waxaan halkan kaga tacsiyadeynaynaa geerida xanuunka leh ee ku timid Rabbi ha u naxariistee Xaaji Cali Cabdulle Fiixiye ( Cali shucaac) .

Ilaahay ha u naxariisto xaajiga , wuxuu ahaa nin ku suntan halgan iyo diin jacayl . Anniga iyo asaguna waxaanu ahayn saaxiibo .

Rabbi ha u naxariisto ehelada iyo dhamaan ummada muslimka ah ee soomaaliyeedna samir iyo imaan Allaha naga wada siiyo.

27/05/2026

SADDEX WAX BAD BAAADISO
SADDEX WAX HALAAGTO
SADDEX DANBIGA LAGU DHAAFO

MASJIDU TAWFIIQ EE KOONFUR AFRIKA

FADIILATU SHEEKH ABDI WALI JAAMAC CIGAAL

26/05/2026

WAA KALIMAD KUSAABSAN TAWAKULKA ALLAH WAXA UUNA SHEEKHA KAJOODIYAY MASJIDU TAWFIIQ EE WADANKA SOUTH AFRICA

Kulanki maanta udhaxeeyay shiikha iyo ardayda , kulankaan oo maanta oo isniin  ah dhacay ayaa uu shiikha uu kula adardaa...
26/01/2026

Kulanki maanta udhaxeeyay shiikha iyo ardayda , kulankaan oo maanta oo isniin ah dhacay ayaa uu shiikha uu kula adardaarmay uguna duceeyay ardayda .

Rabbi ducada shiikha ha inoo aqbalo camalkiisana maqbuul Allah kayeelo Aamin yaa rabbi.

19/01/2026

" مجلس ختام سنن النّسائيّ رحمه الله تعالى "
Gabagabadi sunanka iyo caawa oo talaado ah .

Address

Buulo Xaawiyow

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252616262876

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh. Cabdiwali Jaamac Cigaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share