مسجد الانصار برعو Masjid Al Ansaar Burco

مسجد الانصار برعو  Masjid Al Ansaar Burco Asc kusoodhawaw walal Bogan waxa ka helaysa barnaamijyo diined iyo casharro aad ku baranayso diinta islaamk

26/05/2026

Waa Wacyigalitii Ardayda Markaska Al ansaar _ Burco Gaar Ahaan Ardayda Galinka Danbe iyo Sh.Shucayb C/laahi Haaruun

Waxaa Maalinimadii shalay 25 / 5 / 2026, Ardayda Markasak Loo Sameeyay Wacyigalin Ku Saabsanayd Habdhaqanka Ardayga iyo ...
26/05/2026

Waxaa Maalinimadii shalay 25 / 5 / 2026, Ardayda Markasak Loo Sameeyay Wacyigalin Ku Saabsanayd Habdhaqanka Ardayga iyo Maalinka Ciidka, Wacyigalin Waxaa Loo Sameeyay Qaybaha Galinka Galinka Danbe Waxaana Soo Agaasintay Jamciyadda Alhidaaya _Burco Waxaana Lagu Qabtay مسجد الانصار برعو Masjid Al Ansaar Burco
Waxaana Soo jeediyay
Sh.Shucayb C/laahi Haaruun

Waxaa Maalinimadii shalay 25 / 5 / 2026, Ardayda Markasak Loo Sameeyay Wacyigalin Ku Saabsanayd Habdhaqanka Ardayga iyo ...
26/05/2026

Waxaa Maalinimadii shalay 25 / 5 / 2026, Ardayda Markasak Loo Sameeyay Wacyigalin Ku Saabsanayd Habdhaqanka Ardayga iyo Maalinka Ciidka, Wacyigalin Waxaa Loo Sameeyay Qaybaha Galinka H**e Ee Fasalada Markaska iyo Barbaarinta Hoose Waxaana Soo Jeediyay
Ustaad C/samed C/laahi Cumar
Ustaad Hinda Xuseen Kaahin

25/05/2026
25/05/2026

Waxaa Maalinimadii Shalay oo ku beegnayd
24 / 5 / 2026, Qabsoomay in @13 arday ay u fadhiisteen Imtixaankii Heerka 1aad ee maadada Akhriska Quraanka Kariimka iyo Qoraalka Luuqadda Carabiga (Higgaadda).
Ardaydan ayaa ka tirsan fasalka Barbaarinta Hoose ee markaska, waana ardaydii lagu bilaabay sanad dugsiyeedka 2025 / 2026, kuwaas oo si guul leh u dhamaystay Heerka 1aad ee maadadan, taas oo ka kooban 3 heer oo kala sarreeya.
Sidoo kale, ardaydan ayaa u gudbi doona Heerka 2aad ee maadadan.

Wacyigalinta Markaska Ee Maanta
25/05/2026

Wacyigalinta Markaska Ee Maanta

Waxaa maanta oo ku beegan 24 / 5 / 2026, Qabsoomay in @13 arday ay u fadhiisteen Imtixaankii Heerka 1aad ee maadada Akhr...
24/05/2026

Waxaa maanta oo ku beegan 24 / 5 / 2026, Qabsoomay in @13 arday ay u fadhiisteen Imtixaankii Heerka 1aad ee maadada Akhriska Quraanka Kariimka iyo Qoraalka Luuqadda Carabiga (Higgaadda).
Ardaydan ayaa ka tirsan fasalka Barbaarinta Hoose ee markaska, waana ardaydii lagu bilaabay sanad dugsiyeedka 2025 / 2026, kuwaas oo si guul leh u dhamaystay Heerka 1aad ee maadadan, taas oo ka kooban 3 heer oo kala sarreeya.
Sidoo kale, ardaydan ayaa u gudbi doona Heerka 2aad ee maadadan.

22/05/2026

Waxaa maalinimadii Shalay oo Taariikhdu Ku Beegnaud 21 / 5 / 2026 si rasmi ah u dhammaaday imtixaankii shahaadiga ahaa ee ardayda dhamaysatay marxaladda waxbarasho ee maadada Akhriska Qur’aanka Kariimka iyo Qoraalka Luuqadda Carabiga (Higgadda).kaas oo usocday muddo 2 Cisho Ah.

Imtixaankan waxaa u fadhiistay 39 arday oo dhamaystay maadadan sanad dugsiyeedka 2025 / 2026, kuwaas oo ardayda ka gudubta imtixaanka kuna guulaysta ay ka mid noqon doonaan ardayda ka qalinjabinaysa markaska

sanad dugsiyeedkan 2025 / 2026.

Barnaamijka NuuruL _ Cilmi Fadhigii 7aad
20/05/2026

Barnaamijka NuuruL _ Cilmi
Fadhigii 7aad

Address

Burco

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:30
Tuesday 07:00 - 19:30
Wednesday 07:00 - 19:30
Thursday 07:00 - 19:30
Saturday 07:00 - 19:30
Sunday 07:00 - 19:30

Telephone

+252634331192

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مسجد الانصار برعو Masjid Al Ansaar Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share