Masjid Mubaarak

Masjid Mubaarak Masjidka Mubaarak Bosaso-Puntland Soomaalia

26/05/2026

Ogaysiis

Salaada Ciidda waxa la tukanayaa -Inshaalaah- 7: 00Am.

Wuxuu Masjidku ugu hanbalyeynayaa Jamaacadiisa, Ummadda Soomaaliyeed & Islaamkaba Ciidda Udxiyada.Alle ha idinka aqbalo ...
26/05/2026

Wuxuu Masjidku ugu hanbalyeynayaa Jamaacadiisa, Ummadda Soomaaliyeed & Islaamkaba Ciidda Udxiyada.

Alle ha idinka aqbalo Acmaasha wanaagsan.

25/05/2026

Asc Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jameecada masjidka mubarak ee isticmaasha baking ka masjidka si aan u ilaaalino bad qabka gaadiidka iyo amaanka baking ka inaysan manta soo dhigan gawaarida maadama ay jirto cayaartii garoonka ee kamadanbaysta ahayd maadaama ay dhici karaaan khalkhal iyo dhagaxtuur marka sidaa jameecada ha ula socoto

Lagabilaabo bacda duhur ilaa bacda maqrib

Lasocod wanaagsan

22/05/2026

Muuqaalka Khudbada jimcada maanta oo ku beegan 22-05-2026 / 05-12-1447 H ee Masjid Al-Mubaarak

Cinwaanka Khudbadda: Fadliga Bisha Dil Xijah

Waxaana soo jeediyay : DR: SH: C/lahi C/samad Cali

Ogaysiis Waxaad halkan kaga taxmi kartaan Arday & Dadwayneba Casharo ku saabsan Maalmahan Fadliga badan iyo Acmaasha loo...
22/05/2026

Ogaysiis

Waxaad halkan kaga taxmi kartaan Arday & Dadwayneba Casharo ku saabsan Maalmahan Fadliga badan iyo Acmaasha looga faa'idaysan karo.

فِقه الشّعائر المَوسمية في ضَوء السُّنة النَّبوية
⬇️⬇️⬇️
بَرنامج عِلميٌ يهدف إلى تثقيف طالب العلم وتَوعية المُسلم بفَضائل مَواسم الخيرات وأحكامها وآدابها، لاغتنام الأجور وتعرض نَفحـات اللّـه فيها

كلُّ من يرغبُ في الاستفادةِ من هذهِ الكتبِ الأربعةِ، فعليهِ النقرُ على الروابطِ الآتيةِ:

1:كتاب الأضاحي من صحيح البخاري
https://t.me/DrShcabdilaahi/90

2:كتاب الأضاحي من صحيح مسلم
https://t.me/DrShcabdilaahi/92

3:كتاب الحج من بلوغ المرام
https://t.me/DrShcabdilaahi/38

4:كتاب أحاديث عشر ذي الحجة وأيام التشريق أحكام وآدب
https://t.me/DrShcabdilaahi/1075

⭕️قناةالشيخ الدكتور عبد الله عبد الصمد علي 📚الكتاب الثاني(2) كتاب الأضاحي من صحيح البخاري 🔊ويشرحه فضيلةلشيخ الدكتور: عبد الله عبد الصمد علي 💿عدد الاش...

19/05/2026

أحاديث عشر ذي الحجة وأيام التشريق، أحكام وآدب.
(الدرس الثّاني)

د. عبدالله عبدالصمد علي

19/05/2026

أحاديث عشر ذي الحجة وأيام التشريق، أحكام وآدب.
(الدرس السادس)

د. عبدالله عبدالصمد علي

18/05/2026

أحاديث عشر ذي الحجة وأيام التشريق، أحكام وآدب.
(الدرس الخامس)

د. عبدالله عبدالصمد علي

17/05/2026

أحاديث عشر ذي الحجة وأيام التشريق، أحكام وآدب.
(الدرس الرابع)

د. عبدالله عبدالصمد علي

16/05/2026

أحاديث عشر ذي الحجة وأيام التشريق، أحكام وآدب.
(الدرس الثالث)

د. عبدالله عبدالصمد علي

14/05/2026

أحاديث عشر ذي الحجة وأيام التشريق، أحكام وآدب.
(الدرس الأول)

د. عبدالله عبدالصمد علي

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Mubaarak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share