Masjid Faadumo Bosaso

Masjid Faadumo Bosaso (الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر)

04/08/2026

Waxaa la filayaa in marxumka lagu tukan doono Masjid Faadumo Bosaso
Cishaha

TacsiInnaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii, jame...
04/08/2026

Tacsi

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii, jameecadii Masjid Faadumo Bosaso iyo dhammaan ummadda Islaamka geerida ku timid walaalkeen Axmed Cabdixamiid Ismaaciil (Axmed Jaraaye).

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, qabrigiisana u waasiciyo oo u nuuriyo. Ehelka iyo dhammaan dadka uu ka baxayna waxaan Alle uga baryeynaa samir iyo iimaan.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Aamiin Aamiin Aamiin.

Saaka subixi xeebta Bosaso, walaalkeen Axmed jaraaye Oo ahaa midkamid ah jammecada masjid faadumo wuxuu galay xaalad kha...
04/08/2026

Saaka subixi xeebta Bosaso, walaalkeen Axmed jaraaye Oo ahaa midkamid ah jammecada masjid faadumo wuxuu galay xaalad khatar ah, badaa laqday ilaa hadana nolol iyo geeri Laguma hayo.
Waxaan ka codsaneynaa jammacada Masjid Faadumo Bosaso iyo dhamaan umada islaamka ah inay usoo duceeyaan in iIlaahay subxanahaa watacalaa soo caymiyo, walaalkeen Axmed Cabdixamid ismaacil
jaraaye
Aamin Aamin Aamin

27/07/2026

**_Muxaadaro kooban:

“Dhawrista Amniga iyo Xasilloonida Mas’uuliyad Qof Walba”_**
حفظ الأمن و الاستقرار مسؤولية للجميع
Amni iyo xasillooni
waa tiirka nolosha bulshada
Marka uu qof walba kaalin qaato
waxuuna waddanku noqodaa mid horumaraya.

.Axmed Daahir Xassna



11/07/2026

**Muxaadaro kooban:
_“أهمية التنمية وإصلاح الطرق ومسؤولية الجميع في تحقيقها”_**
( Muhiiimaadda horumarinta, dayactirka waddooyinka, iyo masuuliyadda qof walba ee xaqiijinteeda )

Waa cashar muhiim ah—waddooyinka marka la dayactiro,
noloshu way fududaanaysaa;
#𝐃𝐫.𝐂/𝐑𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐝 𝐒𝐡.𝐒𝐚𝐚𝐥𝐚𝐱




29/06/2026

Addeec amarka imaamka iyo nidaamka masaajidka
- Haddii imaamku ku yiraahdo “Safka Toosiya ** Amarka imaamka Raac “

Waxaa jira xadiisyo si gaar ah uga hadlaya fadliga safka:
- Nebigu ﷺ wuxuu sheegay in **safka koowaad** uu leeyahay fadli, sidoo kale wuxuu amray in la **toosi safka**.
Hadal kooban Oo ku socda jamaacada Masjid Faadumo

**“Safka la saxo waa sunnada iyo adabka salaadda; qofka ku dadaala toosinta safka wuxuu helayaa ajar, sababtoo ah wuxuu dhammaystirayaa nidaamka salaadda iyo midnimada muslimiinta.”**
Mahadsanidiin

26/06/2026


Khudbada Jumcaha
In laqabto Acmaal ku sii soconeysa aduun iyo akhiro
Sheekh. Cabdixakiim Maxmed Xassan
👇👇👇👇👇👇
Share & like

20/06/2026


|| Madaxadu in ay u cadaalad fasho umada ay xukuumada u hayso ||
Sh. C/Qaadir Maxamed Goondhe.
Kasoo daawo Isagoo Dhameystiran link Hoose
👀👇👇👇👇👇👇👇👇👇👀
https://youtu.be/AjwJ4ur5h5Y?si=xW5Y8VOt00XldNI2

19/06/2026

Khudbada Masjid Faadumo
Sheekh Axmed Suni
Ciwaanka in laga digtoonaado fitanka jira

Share & Like

Address

The Main Road
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Faadumo Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Masjid Faadumo Bosaso:

Shortcuts

Share